General Duke Posted March 31, 2008 Dimishiq: Qodobo qurux badan oo Soomaaliya ku saabsan kana soo baxay Shirkii Jaamacada Carabta ,maxaase ka hirgali doona?. 31. marts 2008 Dimishiq(AllPuntland)- Shirkii Madaxda Jaamacadda Carabta oo shalay ku soo xirmay magaalada Dimishiq ee dalka Suuriya ayaa ku soo dhamaaday jawi aan horey loo fileyn oo ku aadanaa Daganaansho. Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad oo ka hadlayey Xiritaankii shirka ayaa cambaareeyey Siyaasada dawladda Mareykanka ee Bariga Dhexe & Geeska Africa ,isagoo sheegay in dhamaanba looga baahan yahay Carabtu in ay isku tashato. Qodobadii ka soo baxay Shirka ay Madaxda Carabtu ufadhiday Labada Maalmood ayaa ahaa kuwa wanaagsan taabaneyeyna xaaladaha ka taagan wadamada Soomaaliya ,Suudaan ,Falastiin & Lubnaan. In ay Madaxweynayaasha Carabtu door muuqda ka qaataan arimaha Soomaaliya. In ay Madaxda Carabtu taageero ,dhaqaale ,Ciidan & Siyaasadba siiyaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. In Dalka Suudaan la ilaaliyo Midnimadiisa ayna tahay mid muqadis ah. In looga baahan yahay Shacabka Suudaan in ay la shaqeeyaan dawladdooda. In Carabta go'aan cad ka qaadato Qadiyada Falastiin ka taagan. In ay Carabtu talaabo walba oo ay Isra'el ku dhaqaaqdo ay qaado. In Madaxda Carabta ay taageero siiyaan dalka Lubnaan si ay udoortaan Madaxweyne. Qodobadan ka soo baxay Shirka Madaxweynayaasha Carabta ayaa qodobada ka soo baxay waxaa laga hor aqriyey Xubnaha Madaxweynayaasha Jaamacadda Carabta ayaa dhamaantood ay sacab ku soo dhaweeyaan. Wafuud aan badneyd oo ka socotey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa halkaasi tagtey waxa ayna ka jeediyeen halkaasi Warbixin ay uga hadlayaan xaaladaha Amaanka & siyaasada Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 31, 2008 In ay Madaxda Carabtu taageero ,dhaqaale ,Ciidan & Siyaasadba siiyaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted March 31, 2008 Cudud ma leh ay col kula weerar galaan ciidan iyo xooge Inkastey cid kuu soo diraan waa cidloo kale Caloosha iyo madaxay sidii dumar cantuugaane Maandhoow cayaayirka iga daa carabi waa naage! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 31, 2008 ^^^They o more harm than good. But again the Somali government and people do not need enemies, US, Ethiopia, AU, Arab, China we are a small nation and we need to foster good relations with everyone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 1, 2008 Was there any talk concerning the situation in Somalia at the meet? Don't think so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 1, 2008 i heard it was a joke the king of saudi arabia dident come and Egypt send just a ambasador maxa somali halka ka yaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2008 Northerner they talked about Somalia and Sudan and of cousre the Palastianians. No mention of the secessionists in the Nort West though. Quote Share this post Link to post Share on other sites