Sophist Posted October 3, 2007 Salamu Alaikum, Having just spoken to the acting president of Puntland his HE Mr Afqudhac; I am happy to confirm the city of milky lakes is very calm. The SL malitia are now stationed thier original base. Will keep you updated. Sophist Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 3, 2007 Now, did you want tell us things were calm in LA or that you have the main man's number? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 3, 2007 An eerie calm before the storm hits? LoooL@North...a bit of both I guess Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted October 3, 2007 Sophist it was the BBC Somali that reported LA was taken and controled by Somaliland forces based on Ahmed Siciid Cige's report, someone from Hargeisa instead of Axmed Kismayo in Garowe very shorter distance and have strong links with LA; Guess what, Ahmed Kismayo went all the way to Las Ano and the front lines, he reported that the city was peaceful and fully under the control of Puntland forces, funny how he said that he recongnized some of the troops that they were that of Puntland at the Northern Check point of the city to prove his point.... BBC Somalida Xaar bay noqotay, waxaan layaabay sababta ay beenta cad usheegeen hadayan warka hubin iyo caqli xumadooda gadaal iska fashileen, Ahmed Kismaayo wuu ka yara carooday beenti hore malaha sida warka uu usheegayo ayaad kadareemaysaa, Im sure Yusuf Garaad didn't like that report and certainly not the tone... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 3, 2007 Sophist thanks for the update walaal. insha allah waxwalba sidiis bay ku noqonaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted October 3, 2007 Dreamers lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 3, 2007 You just described yourself dear. We all know Somali land will never be recognized internationally nor will it ever take over Laascaanod. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted October 3, 2007 Keep cring AALIYAH LOOOOL, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted October 3, 2007 To cut the story short. Laascaanood is neither a land of Somali land nor Puntland. Its called "Sool" and it belongs to a certain,famouse,populer people. No need to mention in big capital. After all waa dhul dadka leh la garanayo oo aan cidina iska indha tirayn. Markaa waa Ramadaane yaanay waxba idinla fogaan. Nina iskama indha tiri karo Cidda Burco ama Boorame leh. Waxaa wanaagsan in lakala nabad galo. Anigu waxaan aad u jeclahay maanta ninka gobolkaa u dhashay oo yidhaahda. Somali ayaan ahay gobolkayguna waa Sool. Laakiin wax adag ayay noqotay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 3, 2007 Ciidamada Puntland oo kawada Laascaanood hawl galo ay ku xoojinayaan amaanka magaalada Last Updated::2007-10-03 20:58:13 Ciidamada boliska iyo milateriga ee dawlada gobaleedka Puntland ayaa si wada jir ah uga wada magaalada Laascaanood iyo degaanada ku dhaw dhaw hawl galo balaaran oo ay ku xoojinayaan amaanka magaalada Laascaanood Ciidamada ayaa waxaa ay xoojinayaa amaanka xarumaha dawlada iyo kantaroolada laga soo galo magaalada Laascaanod iyaga baaraya baabuurta soo galaysa magaalada amase ka baxaysa Ciidamada oo wata baabuurta gaashaaman ayaa waxaa ay roondooyin ku marayaan wadooyinka magaalada Hawlgalkan ay ciidamada Puntland ay ka wadaan magaalada Laascaanood ayaa ka dameeyay kadib markii ay halkaas ka carareen ciidamadii taabacsanaa maamulka Hargeysa iyo maleeshiyo beeleedkii gacan saarka la lahaa Dhanka kale waxaa maanta magaalada Laascaanod ka dhacay mudaaharaaad balaaran kaas oo dhanka ahaa siyaasada dhul balaarsiga ee uu maamulka Hargeyska ka wado gobolka Sool C/hi Caaqil HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 3, 2007 Sophist is an authority on the city with milky lakes. The man's report ends this daydream of the secessionist. Another setback and the BBC/Somali section what a joke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 3, 2007 Puntland oo xaqiijisay gacan ku haynta Lascaano 3 Oct 3, 2007 - 9:06:47 AM Laascaano ayaa maanta dagan waxaana gacanta ugu jirtaa ciidamada Puntland sida uu ku soo waramay wariyaha BBC-da u jooga Puntland oo maanta booqasho ku tagey magaalada. DGPL ayaa maanta ku maqrtiqadey Lascano koox suxufiyiin ah oo isugu jirta Idacadaha maxaliga ah ee Puntland iyo kuwa shisheeye si ay u soo xaqiijiyan xaalada rasmiga ee ka jirta gobolka isla markana meesha uga saaraan shegashada maamulka Somaliland. Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC] ayaa sheegey in labada Kontrool ee magalada ay gacanta ku hayaan ciidamada Puntland iyo goobaha dowlada isla markana ganacsigu yahay mid caadi ah. Kismayo ayaa tilmamey in ciidamo beeledyada tagersan Somaliland ay ku suganyihiin magaalada qaybteeda galbeed balse aysan laheyn awood ciidan oo balaaran iyada oo magaalada isku dhaafyaan ciidamada Puntland oo labisan Tuutaha. Wariyahan ayaa tibaaxey in labada ciidan[Puntland &Somaliland] isku horfadhiyaan meel aan kala fogeyn suurtagalna tahay in ay dagaalamaan laakiin roobab da'ay awgood gadiidka ciidanku ka dagi karin wadada laamiga ah taasna suurtagal tahay Saraakiil u hadashay maamulka Somaliland ayaa maalmhaan saxaafada u sheegayay in ay gacanta ku hayaan magaalda Lascaano. DHAGEYSO: Warbixinta Axmad Kismayo Warar dheeraad ah ayaan idiin soo gudbin doona marka Wariyaha Radio Garowe oo ka mid ahaa suxufiyiintan dib ugu soo noqdo Garowe. Garowe Online+Wakaalada-Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 3, 2007 Keep cring AALIYAH LOOOOL I know the truth hurts sweetie but you gota face it sooner than later. Laascaanod is under the control of puntland, and that is how it is going to stay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 3, 2007 Somalithinker: even the BBC/Somali section has now reported what we have been saying all along. Audio http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/dps/2007/10/071003_sool1?size=au&bgc=003399&lang=so&nbram=1&nbwm=1&bbram=1&bbwm=1 Oh you was also a fan of the VOA... Idaacadaha VOA Iyo BBC du maxay ka sheegeen magaalada Laascanood News/Articles Waraysi Maqal ah VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC] ayaa sheegey in guud ahaan magaalada Laascanood iyo weliba Aagii hore ee dagaalku ka dhacay in ay gacanta ku hayaan Ciidamada Dawiishta Puntland wuxuuna yiri ma arag cid kale oo meesha joogta,hadalkaa waxaa maanta ka soo diray magaalada Laascanood Axmad Kismayo[ Wariyaha BBC]. waxaa ganbi ahaanba haysta magaalada laascaanood iyo nawaaxigeedaba ciidamada puntland hadii ay ahaan lahayeen daraawishta ama pooliska waxaa magaalada lagu arkayaa meel walba ciidamada puntland mar aan u soo dhaqaaqay dhankaa iyo kortaroolka waqooyi waxaan ku arkay ciidamada puntland Halka ka dhegeyso waraysigii oo dhan Dhinaca kale waxaa maanta tegey magaalada Laascanood Wariyaha Idaacada VOA Nuux Muuse ee Puntland warbixintii oo dhan halka ka dhegeyso Halka Riix SOURCE Siciid C/laahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted October 4, 2007 North! Adeer odey baan ahay dee! I can hook you up with Riyaale if you want; I hear you are involved in some questionable business these days!!!! Duke; it is to be accepted that these guys are cheerleading their clan leaders Hargeisa; nothing more nothing less. Quote Share this post Link to post Share on other sites