Sign in to follow this  
General Duke

TFG Foreign Minister welcomes US greater engagement with Puntland Somaliland

Recommended Posts

Dawladda Federaalka oo Soo Dhoweysay Taageerada Maraykanka uu Siinaayo Puntland iyo Somaliland

September 28, 2010

 

Wasiirka arrimaha dibadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadlay hadal dhowaan kasoo yeeray masuul ka tirsan Dawladda Maraykanka kaas oo ku aadan in Xukuumada Washington xoojinayso taageerada ay siinayso Maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

Mudane Yuusuf Xassan Ibraahim Dheeg oo la hadlaayay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan taageerada Maraykanka uu u balanqaaday Puntland iyo Somaliland isagoo sheegay in ay ka tirsanyihin Soomaaliya.

 

”…Arintaas waa mid aan soo dhoweynayno sababto ah Puntland iyo Somaliland waxaa ay ka tirsanyihin Soomaalida.in mucaawino dheeraad ah la siiyo labadaas maamul waanu soo dhoweynayna…”,ayuu yiri.

 

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa si wadajir ah usoo dhoweeyey taageerada Dawladda Maraykanka u balanqaaday inuu xoojinaayo.

 

Kaaliyaha Xogheyaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr.Johnnie Carson ayaa dhowaan shaaciyey in maamulada Puntland iyo Somaliland ka caawinayaan dhanka Caafimaadka,Waxbarashada iyo beeraha.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

”…Arintaas waa mid aan soo dhoweynayno sababto ah Puntland iyo Somaliland waxaa ay ka tirsanyihin Soomaalida.in mucaawino dheeraad ah la siiyo labadaas maamul waanu soo dhoweynayna…”,ayuu yiri.

 

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa si wadajir ah usoo dhoweeyey taageerada Dawladda Maraykanka u balanqaaday inuu xoojinaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this