Emperor Posted December 10, 2008 The Haka, Inkastoo aadan ila saxnsanayn completely, I agree with you to some extent, what is ONLF doing in Somalia having military bases. That's dead wrong, it will only prolong and give excuse to the Ethiopian troops presence in Somalia. Even should they have to be inside Somalia why use the codename ONLF, they need to hide that and use the clan name instead. PS: The Haka ma AT-baa , war ninyahow isbadali badnidaa, Saaxib salaan sare adigoo kale wiil hoog baan dhahnaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 10, 2008 This whole thing seems joke to me, horta maxuu ahaa waxa dhabta ah ee la isku qoonsaday. Ma dhulba? Ma dhaqalla? Ma dhaqamaadba? Ma dhabihii xornimda loo mari lahaaba, Maxuu ahaa awowe? Haddii sida la shegi waxa la isku haysto uu dhulyahay.Dhul madax banaan oo ay qolyahni ka taliyaan aaba iska yar. Dhul Somaliyed oo saas ah oo xor ah aanba manta jirin. We all Somalis get no Land at the moment. We're all under Gumaysi. First let our lands be freed from the Tigre, those are the ones who rule ourlands living like a king while inhabitants are dying for hunger, silic iyo sakaraad. Awowe, let this chicken fight be stopped and the real fight be taken to the Tigree, period. Originally posted by THE HAKA: I repeat waa in la kala socdaa, oo ONLF meeshaa Alshabab faraha uga qaadaa, GAR IYO GAR DARABA. Hadii kale, both sides will lose and Ethiopia will win. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaq Posted December 11, 2008 -ethios move out of kalabeyr back to the border Ciidamadii Ethiopia ee maalmo ka hor fariisimaha ka samaystay deegaanka Kalbeyrka ee gobolka Hiiraan oo saakay halkaasi isaga ruqaansaday. Posted: 12/11/2008 6:45:00 AM Shabelle: KALABEYR Ciidamadii Ethiopia ee maalmo ka hor fariisimaha ka samaystay deegaanka Kalbeyrka ee gobolka Hiiraan ayaa saakay halkaasi isaga ruqaansaday. Ciidamada Ethiopia ee dhawaan soo galay gobolka Hiiraan gaar ahaan isgoyska Kalabeyrka ee deegaanka Jawiil ayaa saakay kadib salaadii subax waxaa ay isga guureen halkaasi kuwaasi oo la sheegay in ay u dhaqaaqeen dhanka degmada Feer Feer ee dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia halkaasi oo la sheegay in ay markii hore ka soo dhaqaaqeen. Sida idaacada Shabelle ay u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Kalabeyr-ka ciidamada Ethiopia ayaa waxaa ay halkaasi ka rarteen dhamaan agabyadii yiilay kuwaasi oo saakay la arkayay iyagoo gawaaridooda ay u raranyihiin. Dadka deegaanka ayaa arintaan si weyn u soo dhaweeyay kuwaasi oo qaarkood saakay lagu arkayay iyagoo soo indha indhaynaya fariisimihii ciidamada Ethiopia ay ka gureen. Agagaarka deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ku suganaa xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada shisheeye ee dalka Soomaaliya kuwaasi oo laga cabsi qabay in ay weerar ku qaadaan fariisimaha ciidamada Ethiopia ay ku lahaayeen isgoyska kalabayrka ee gobolka Hiiraan. www.shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 - Heavy fightings in Muqdisho and it's sorrounded area. - The villa somalia is under attack as well. - African Union asks the International Community to send peacekeeping troops to Somalia to replace the Ethiopians. - America discusses the Security Council the possiblity of fighting against the pirates inside Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 11, 2008 Aabbo dee adna in aad kaftami & in ay dhab kaa tahay lama kala gartee ka waran,,,,,? Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 12, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 12, 2008 Originally posted by THE HAKA: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: horta adigu inaad gabyayso iyo inaad hadlayso lama kala garto ,,,,,,,,, LOL^ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 23, 2010 The little drama...is still goin on....no need for updates. Look back at the whole thread, .... Nuune ma Yemen baa haysata? Intuu maray ... yaa indho saaray.... Quote Share this post Link to post Share on other sites