Sign in to follow this  
Liibaan

Danbiile dagaal Siilaanyo oo Beeshiisu caleemo saartay

Recommended Posts

Liibaan   

Danbiile dagaal gudoomiyihii hore ee Jabhada SNM Axmed Siilaanyo oo howl fiican u qabtay jabhadaas Beeshiisu lahayd Xiligii uu madaxda ka ahaa, ayaa maantana waxa loo doortay in uu soo xero geliyo Degaanda ***** oo la rabo in xoog loo isticmaalo,ka dibna Beeshiisu noqon doonto Dowlad

 

Danbiilahan oo danbiyo badan ka gaystay Gobolada waqooyi ee Soomaaliya oo ayna Beeshiisu degin Xiligii uu Gudoomiyaha ka ahaa Jabhada SNM, ayaa kuwooda ugu caansani danbiyadani oo qoranina ay ahaayeen xasuuqii Xudun,Xingalool,Magaalo cad,Xasuuqii banka Wajaale,xasuuqii Reer Boos Samatar Caamir oo inta guri hortiisa miino loo dhigay dhaawiciina la gubay ,dhacdadan oo ka dhacaday gobolka Awdal.

 

Siilaanyo oo ah nin qabiilayste kana mid ahaa gudigii loo xilsaaray in Shacabka ****** ee degan Gobolada waqooyi ay ka qayb geli karaan doorashada ,waxay go'aan lagu gaaray in ayna ka qayb geli karin sababtoo ah dhulka uma ayna dhalan,hase hatee xiligii Cabdulaahi Yuusuf Madaxda ka ahaa Dawladii KMG isaga oo raba in Muqdisho gubato iskana hor keeno Beelaha ****** iyo ******* wuxuu yiri March30 2007.

 

 

"Siyaad Bare saleelo ayuu noqonayaa,wali dunida aynu joogno maanta lama arag nin yiraahda kaalaya Shacabka(Hawiyaha ayuu ka waday) kaalaya ila laaya,laakiin Cabdulaahi Yuusuf wuxuu wadaa raad qabiil(*******) isagaana qoomamayn".

 

Maanta Gaalkacayo, Boosaso,Jawhar iyo Qurbahaba labadii Beelood oo la rabay in laysku diro garabka iyaga oo isku haya ayeey u dabaal degayaan sanadguuradii 50aad oo ay midoobeen walaalahan is jeceli

 

Hadaba waa maxay qoomamada uu Siilaanyo saadaalinayey?

 

Qoomamadan uu Siilaayo sheegayey waa sidii uu isaga hor keeni lahaa Beelaha walaalaha ah oo is dhalay nabadan ku wada noolaa sanado badan wada deganaa Degaanada Gobolka Mudug si colaadoodu ugu fududayso maangaabnimadiisa ku salaysan kala Go'a.

 

Ugu danbayntii Beeshii dagaalka kula jirtay ******ta waxay doorteen xaq jirkoodii horay ugu cadeeyey foolxumada danbiyada dagaal uu ugu sameeyey Beelaha aan la haybta ahayn ,hadana wuxuu u balan qaaday iyadoo boqolaal ka tegay qurbahana u ololeenayeen in hadii la doorto uu fulin doono mid la mid ah waxqabadkiisii Sideetamaadkii oo ahaa dilka dhaca kufsiga xasuuga boobka dumarka iyo caruurta xoolaha la joogta oola dilo ,hase ahaatee xiligan kuma ekaan doono Sool iyo Sanaag laakiin qorshaha la wataa maanta waa sidii Gaalkacayo iyo Boosaaso loo carqaladayn lahaa iyada oo la isticmaalayo wax kasta oo si sahlaya damacan waalan oo ku salaysan nacaybka isirka beelaha kale ,iyada oo xitaa hub looga dalbaday Israel dagaalkii Hawdna ay isku dhinac ka wada dagaalamayeen Itoobiya.

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this