Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Banadir admin appoints new deputies tightens grip on business

Recommended Posts

Muqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo Shirkadaha Isgaarsiinta ku amray inay shati sameystaan

24. September 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Cumar Maxamuud (Maxamed Dheere) ayaa waxaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala Gobolkan lagu wargeliyey inay fuliyaan qodobbada hoos ku qoran ee afarta ah:

 

1.Laga billaabo 24-9-2007 waa in shirkadaha isgaarsiintu qaataan shati, shirkaddii aan shati qaadan wax hawl ah kama qaban karto Magaalada gudaheeda sida keybal gelin, qodidda iyo farsamooyinka kala duwan ee ay ka hayaan magaalada gudaheeda, waana inay la xiriiraan waaxda shutuudda.

 

2.fasax la’aan lama qodi karo jidadka iyo laamiyada, waxaana fasaxaas bixin kara maamulka Gobolka Banaadir qeybta arrimaha bulshada.

 

3.Waana in la dhisaa dhammaan jidadka ay shirkadaha isgaarsiintu horey u qodeen burburna ku sameeyeen iyagoo fulinaya danahooda gaarka ah.

 

4.Shirkadaha isgaarsiintu waa inay banneeyaan baallayaasha dowladda, oo ay shirkaduhu sameystaan baallayaal u gaar ah sidaan horey ugu wargelinnayba.

 

Wareegtadaan oo uu ku saxiixnaa Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa waxaa soo bixitaankeeda aad u soo dhaweeyey shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhibaatooyin badan ku qabay dhibaatooyinka burburinta waddooyinka ee shirkadaha isgaarsiintu la yimaadaan.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Common Duke sxb, talk to us about the real issue in hand, stop this deviation. You are the TFG expert, tell us who will be sacrificed to brimg TFG back online?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Gobolka Banaadir oo Shirkadaha Isgaarsiinta ku amray inay shati sameystaan { 24 Sep 2007}

 

waxaa la daabacay Mon 24 Sep 2007 15: 25: 20

Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Cumar Maxamuud (Maxamed Dheere) ayaa waxaa shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala Gobolkan lagu wargeliyey inay fuliyaan qodobbada hoos ku qoran ee afarta ah:

 

1-Laga billaabo 24-9-2007 waa in shirkadaha isgaarsiintu qaataan shati, shirkaddii aan shati qaadan wax hawl ah kama qaban karto Magaalada gudaheeda sida keybal gelin, qodidda iyo farsamooyinka kala duwan ee ay ka hayaan magaalada gudaheeda, waana inay la xiriiraan waaxda shutuudda.

 

2-fasax la’aan lama qodi karo jidadka iyo laamiyada, waxaana fasaxaas bixin kara maamulka Gobolka Banaadir qeybta arrimaha bulshada.

 

3-Waana in la dhisaa dhammaan jidadka ay shirkadaha isgaarsiintu horey u qodeen burburna ku sameeyeen iyagoo fulinaya danahooda gaarka ah.

 

4-Shirkadaha isgaarsiintu waa inay banneeyaan baallayaasha dowladda, oo ay shirkaduhu sameystaan baallayaal u gaar ah sidaan horey ugu wargelinnayba.

 

Wareegtadaan oo uu ku saxiixnaa Guddoomiye Maxamed Dheere ayaa waxaa soo bixitaankeeda aad u soo dhaweeyey shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhibaatooyin badan ku qabay dhibaatooyinka burburinta waddooyinka ee shirkadaha isgaarsiintu la yimaadaan.

 

Waaxda Warfaafinta Gobolka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

Juje, whats the real issue adeer. You seem to have much pain in your heart. Want to share it with us?

Loooooooooooooooooooool....!

We know where the pain is tonite :D , am trying to help you release your frustration but you seem not to understand.

So tell me who will be shown the exit?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Who will be shown the exit? Thats quite simple adeer, the anti-governemnt groups led by the vampire business groups, the clan militias hiding in parts of the capital, the media outlets that parrot clan hysteria and so on. These will join their happless leaders in exile.

 

I hope you gained the answer you was looking for adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

^^^Who will be shown the exit? Thats quite simple adeer, the anti-governemnt groups led by the vampire business groups, the clan militias hiding in parts of the capital, the media outlets that parrot clan hysteria and so on. These will join their happless leaders in exile.

 

I hope you gained the answer you was looking for adeer.

No I did not, these other groups whatever bloody name you give them is not news tonite , tell me what is happening at your front. Bear in mind we are giving you all ample and oppurtunity to give us your readings into it, and that if you dont do it tinite we will not accept anything you say tommorow or after when all hell breaks loose.

Duke sxb iska biixi naqaska.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Guddoomiyeyaal loo magacaabay Afar degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir.

24. September 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Cumar Maxamuud (Maxamed Dheere) ayaa maanta waxaa guddoomiyayaal loogu magacaabay afar degmo oo ka mid ah kuwa Gobolka Banaadir.

 

Guddoomiyayaasha afarta degmo ee la magacaabay ayaa waxay kala yihiin kuwa hoos ku qoran:

 

1.Cabdirraxmaan Abuukar Xuseen Bandaas oo loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Shibbis.

 

2.Xasan Cali wardheere oo loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Waaberi.

 

3.Muxiyaddiin Baarre Gacal oo loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Cabdulcasiis.

 

4.Cabdi Miinay Afrax oo loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.

 

Guddoomiyayaashaan cusub ayaa waxaa lagula dardaarmay inay la yimaadaan waajib gudasho dhab ah, xilkasnimo iyo hufnaan, iyadoo sidoo kalena madaxda kale ee shaqadu kala dhaxeyso la faray inay la shaqeeyaan guddoomiyayaashaan.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje, oh you mean the return of Yusuf IndaCade after the defeat and the Asmara day dream?

No, nothing to be worried about adeer, what could these people do alone in exile which they could not do with all the hype, money and man power that was lost at the gates of Baidoa?

 

Anymore questions that you would like answered or are in the Waagacusub/Dayniile mode tonight. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this