Xudeedi Posted June 24, 2010 Wasiir ku-Xigeenka ciyaaraha Puntland Siciid Daahir Qodax oo markii u Horeysey Xariga Kajaray Ciyaar xiisabadan oo Galabta gelinkii Dame Dhexmartay G/Hayland iyo Sanaag. Wasiir ku-Xigeenka Wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada ee Puntland Siciid Daahir qodax ayaa Waxaa Maanta xariga ka jaray Ciyaar aad u xiisabadan oo dhexmartay Degmooyinka gobolada Sanaag iyo Haylaan kooxahooda juniorka ah oo ka dhacday Garoonka kubada cagta ee Magaalada dhahar ee Gobolka Hayland Ciyaartaasi oo ku soo dhamaatay 0-0 Sidaasi daraadeedna ay guushu ku raacday Naadiga Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha iyo shaqada iyo shaqaalaha ayaa arrintani u noqotay Fursad dahabi ah oo ugu faaidaystay Furitaanka ciyaaraha Gobolada Sanaag iyo Hayland oo ciyaartani ay ahayd Mid aad xiisabadnayn isla markaasina xiisa gelisay dadwaynihii kala tageerayey dhinacyada kooxahan ee Garoonka Magaalada dhahar kuwada ciyaarayey Galabta. Siciid Daahir Qodax oo ah Masuul siwayn isugu Howla arrimaha Sbortiska iyo Harukaca dalka ayaa khudbad uu ka soo horjeediyey Naadiyada Maanta wada cayaarayey waxaa uu ku booriyey Dhalinyarada inaysan marna ka daalin dedaalka iyo Herdanka ciyaaraha gobolada. Sidoo kale Ciyaartan galabta ayaa waxaa goob Joog ka ahaa Gudoomiyaha kubada cagta ee Gobolka Bari Mustafe Majacase,Gudoomiyaha Gobolka,Hayland Mr Lacagdoon iyo waxgarad kale oo ku sugnaa garoonka kubada cagta Magaalada Dhahar. Somali Public Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Coach of Baraagaha Qol speaks to Somali Public Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 24, 2010 Its funny the maakhrians hold the minister of sports position in the republic of Somaliland and in the pirate state they hold the deputy sports minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Deputy Minister: Saciid Daahir Qodax in the middle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 24, 2010 Its funny the maakhrians hold the minister of sports position in the republic of Somaliland and in the pirate state they hold the deputy sports minister , talk about insignificant politically Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Adeer Haylaan Region alone in Puntland Holds; Wasiirka Xanaanada iyo xoolaah: Wasiikuxigeenka Amniga: Wasiir Kuxigeenka Sportiga: Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada: Let alone Makhiri's, Puntland is home Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 24, 2010 Gagestaradii casha cabdalle ku dar eeh tfgiga ku jirtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Sanaag Region holds: Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowlada Hoose: Wasiir kuxigeenka Maaliyada: Wasiir Kuxigeenka Dekadaha: Wasiiru Dowlaha Amniga: Etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Xaaji reerka waxba ha isku mashquulinin, ilaahay baa tiraadaa gudoonsiiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 24, 2010 Loools I don’t know whether to laugh or to cry 97% of what you said maakhiris are kuxigeen, excluding rat teeth, and we are talking about the pirate state a clan fiefdom , well atleast your not a deputy taxi driver Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted June 24, 2010 Total Cabinet Members are 28. 8 regions in the state Xaaji. cut the crap saaxib. I don't ask you for your sub-clan, and Makhiri's are under the H umbrella. Quote Share this post Link to post Share on other sites