General Duke Posted May 23, 2009 Muqdisho:Hogaamiyaha mucaaradka Xasan Dahir oo safar kadis ah ku aaday Asmara 23. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan in hogaamiyaha mucaaradka Xasan Dahir Aweys uu u safray magaalada Asmara ee dalka Eritrea . Xasan Dahir oo maalmahan shirar is daba joog ah iyo abaabulo ka waday Muqdisho ayaa la waayey hawlihi iyo kulamadi uu waday , waxaana warar la helayo ay sheegayaan in uu u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea oo uu horey uga yimid xaruntiisa dhexana ay ahayd. Xubno ka tirsan xisbiga mucaaradka ee uu madaxda ka yahay oo aan socdaalkiisa weydiinay ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahiyan ama ay xaqiijiyaan in uu tagay. Xasan Dahir oo markii uu Mudisho yimid dib u habeyn ku sameeyey xoogaga mucaaradka gaar ahaan Xisbul islaam ayaan la ogeyn waxa uu ugu laabtay Asmara . Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 23, 2009 Aways the "Mujahid" returns to Asmara after starting hell in Mogadishu. War criminals and their pathetic supporters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted May 23, 2009 The coward is back to muja-hiding in Eritrea, surprise surprise! May the mouth of hell open in Asmara and swallow this two-faced hyena. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 24, 2009 ^^^He will come back, also note his children and family are safe while he is killing the children and families of Mogadishu and Somalia. Shame on you the worst warlord/criminal in Somali history. Quote Share this post Link to post Share on other sites