xiinfaniin Posted December 22, 2009 Talaado, 22 December 2009 (HOL)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, ayaa maanta booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa. Weftigan oo ay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyeen Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland, Xildhibaanno Golaha Wakiilada ka tirsan, Wasiirrada, Maaliyadda Cawil Cali Ducaale, Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro), Maayarka Hargeysa iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Xukuumadda iyo Baarlamaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay la kulmi doonaan Madaxda Somaliland. Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin oo Warbaahinta wax ka waydiisay sababta socdaalkooda, ayaa sheegay in ay tahay booqasho la xidhiidha Somaliland iyo sidoo kale xog-ogaal u noqoshada Qaxootiga ka soo qaxay Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Waxaanu sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin booqashadan. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo isna halkaa hadal kooban ka jeediyay, ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin booqashada Weftigan, waxaanu xusay in Somaliland iyo Kenya uu ka dhaxeeyo xidhiidh qoto dheer, isla markaana dadkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee Caasimadda Kenya ee Nairobi degaa ay dhalasho ahaan ka soo jeedeen Somaliland. Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cawil Cali Ducaale oo isna hadal soo-dhawayn ah halkaa ka jeediyay, ayaa sheegay in Weftigani loo baahan yahay in ay dalkooda gaadhsiiyaan arrimaha Somaliland iyo tallaabooyinka horumarka leh ee ay ku tallaabsatay dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda. Weftigan ayaa intay dalka joogaan la kulmi doona siday wararku sheegayaan Masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweyne Rayaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 Interesting development Quote Share this post Link to post Share on other sites
miles-militis Posted December 22, 2009 Come, come now old Xiin, Keep us not in suspense, tell us what is cooking? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 22, 2009 ^^War jiraabaa cakkaaruu iman, awoowe And Egyptian delegation visit to the region few weeks ago, followed by Farah’s delegation from Kenya… Not sure if Farah will also visit Garoowe. I guess we will have to wait and see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 3, 2010 :cool: :cool: :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted March 3, 2010 I guess that was before he opened his mouth to support secession and forget that he was contradicting the official policy of his own government. As newly elected kenyan MP, he is learning the limits of freelance diplomacy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 3, 2010 ^^Correct Times are, always, pregnant with unknowns. It is not our fault that Farah turned out to be a fool Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 3, 2010 Xiin is agreeing with Peace Actions...thanks to Farah Maalim....ciirkaa roob kujiiraa (sp?) PS: You guys are blowing this thing out of proportion-both sides! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2010 ^^S, Peace Action is correct. Farah got involved in Somali politics and sided with one party. Problem is he did not do that as a private citizen. He did it in his capacity as Deputy of Kenyan parlaiment Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 4, 2010 ^ I agree though his journey turn out to be a Godspeed one for Somaliland he was irresponsible for taking sides....I doubt Kenya politics changed much.I don't think they will sanction him... PS I couldn't help but notice you and PA are in the same page today...he is a different character! (I'm assuming he is the Arab-bashing dude if not I'm sorry dude) Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2010 ^^War PA ninkalaad ku qaldaysaa u hubso PA is the suldaan of SOL Also don’t misread the situation, other than the accidental publicity; SL did not gain from Farah's visit ps. peacenow is the qumayga aad sheegayso. That one is still here because the admin bought into NGONGE's stuff and nonsense Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 4, 2010 ^ What was the Arab-bashing dude name? PS: PA..igarali ahoow! please.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 4, 2010 Originally posted by xiinfaniin: ^^Correct Times are, always, pregnant with unknowns. It is not our fault that Farah turned out to be a fool Hell hath no fury like a Garowi scorned. Nite nite, bitterness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 4, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Interesting development For Kenya and Somaliland it's. But the Pirates are left out, isolated! No one but the hero of Hargeisa! Quote Share this post Link to post Share on other sites