Xudeedi Posted October 1, 2010 Center for Makhir Environmental Protection Corps; Dhahar City, Haylaan Region, Somalia DHAHAR (SPR): Taniyo markii la joojiyey dhuxusha deegaanada loo Haylaan iyo Sanaag bishii koowaad 2007, ayaa waxaa ku daatey dhiig badan joojintii dhuxusha, waxaase la haleeley in gabi ahaanba deegaanadan laga joojiyo dhuxusha taasoo noqotey guul usoo hoyatey umada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku dhaqan miyiga oo ay Soomaalidu daaqa ku wadaagto. Tan iyo markii lagu mashquulay colaadaha ka taagan Galbeed Bari ee u dhexeeya Puntland iyo Hogaamiye Sh. Maxamed Siciid ayaa waxaa soo baxay cabasho soo gaarey xarunta dhuxul joojinta Degmada Dhahar. Maanta ayaa waxaa ka baxay laba gaari oo midna ah kuwa gaashaaman midka kalena ah gawaarida xamuulka ayaa waxaa ay cagta soo mariyeen deegaano badan oo ka gubeen dhuxushii, qaarna ay kasoo qaadeen, isla markaasina ay maxaabiis kusoo xireen xabsiga ciidanka dhuxul joojinta ee magaalada Dhahar. Waxaanu wareysi la yeelaney taliyaha ciidamada dhuxul joojinta ee deegaanka Haylaan Col. C/qaadir Cawil Cali “Cutinle” oo ka warbixiyey howlgalkooda iyo inta uu socon doono. Jaamac Nuur Somali Public Radio www.spr.fm Dhahar, Haylaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 Makhiri Business-Men Purchase Armed Vehicles and Fuel to Protect the Environment. These militias are independent from both Puntland and Somaliland and draw allegiance to Makhir land and its people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 A seprate jail house instituted to host those who commit crimes against the environment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 More Armed Vehicles: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 Troops voluntarilly collect garbage on the outskirts of Dhahar City, Haylaan Region Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 You can listen to an interview with the commander of Makhir Environmental Protection Corps: Col. C/qaadir Cawil Cali “Cutinle” by clicking on the link below: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=578:ciidamada-ka-hortaga-xaalufka-degmada-dha har-oo-howl-gal-sameeyey-iyo-wareysi-aanu-la-yeelanay-taliyaha-ciidankaasi-col-cutinle&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 The troops are governed by 7 executive members democratically elected by Makhir communities who reside in Haylaan and Western Bari Regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 1, 2010 Awareness Commitee holding a hudle under a tree Quote Share this post Link to post Share on other sites