MoonLight1 Posted June 7, 2009 Hogaamiye Yusuf Mohamed Siyaad Indhacade ayaa shacabka gobolka Shabeeladda hoose ugu baaqay inay u diyaar garoobaan jihaad degaanadooda looga sifeeynaa ajnabiyiinta huwan calool u shaqeeystayaasha Somalida ee tacadiyada baahsan ku hayo Yusuf Indhacadde oo khadka telefoonka kula soo xiriiray Waagacusub wuxuu beeniyay wararka sheegayo inuu dhaawac yahay oo dibadda loo dhoofinaa. "Xaaladeeyda Caafimaad waa boqolkiiba boqol,waxaa jirtay in dagaalkii Yaaqshiid anigoo gaari darawalkiisii shahiiday kaxeeynaa uu wejiga iiga dhacay faniin derbi,xabad ku dhacday,waana garaafa yar oo aysan faashad saarneeyn ,hadaad u baahan tihiin waxaad ii soo diri kartaan sawirqaadayaashiisa, hada waxaan ku socdaa Shabeeladda hoose"ayuu yiri Yusuf Indhacadde Indhacadde wuxuu tilmaamay inuu ku jiro Jihaad xaqa oo uusan kala jecleeyn nolosha iyo geerida. Xiliyadda dagaalka waxaa inta badan jira warar kala duwan oo laga helayo ila wareedyo is khilaafsan taas oo mararka qaar ay dhacdo in la baahiyo war heer dhigaalkiisu ka yar yahay sida uu yahay ee saxdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 7, 2009 Somali politics is getting more cartoonish by the day. I thought the guy was in intensive care in a German hospital.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 7, 2009 lol...malla yaabtay...website-ya dana waxay rabaan bay iska qorayaan though...I think warlord days are over in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 8, 2009 I thought in la lahaa Nairobi baa loola cararay ... Quote Share this post Link to post Share on other sites