Garyaqaan2 Posted April 23, 2007 ^^^^ sxb you don't have to expelian anything to the hardheaded ppl. horaa loo yir nini meelkaca dayahay meeli u madoow. intem of the fighting is 20 solders oo burcadah wax yar kadib nah the truth will speak out. I myself just get off the phone in kismayo and the situation is normal and cam. ppl are doing their daily life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted April 23, 2007 Oki, Emperor, I called three different people, and I only got to one. Magaalada hadda waa deggan tahay yaa la igu yiri inkastoo dagaal ka dhacay saacado ka hor, Aargada ilaa dekadda inta u dhexeysa yaa wax la isku dhaafsaday, gawaarina waa la kala dhacay, warkii ugu dambeeyeyna, nimanaa la afduubtay. Take care now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted April 23, 2007 Maleeshiyo beeleedyo la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo Click here to find this article in English Kismaayo 23, April.07 ( Sh.M.Network) Maleeshiyo beeledyo hubeysan oo iska dhigay dharkii ciidamada dowladda ayaa la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo, ka dib dagaalo qaraar oo magaalada Kismaayo looga saaray ciidamada guutada koowaad ee dowladda KMG ah ee SOmalia. 1n ka badan 16 ruux ayaa ku nafweysay dagaalo qaraar oo saakay 9:00 Subaxnimo ka bilowday magaalada Kismaayo, iyadoo dagaalkaasi oo dhex maray ciidamada dowladda oo u kala jabay labo beelood uu goor dhaweyd istaagay ka dib markii magaalada Kismaayo ay la wareegeen maleeshiyo beeleed ku heyb ah wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Col. Barre Hiiraale, halka ciidamadii guutada koowaad oo uu watay Col. C/risaaq Afgaduud oo ku heyb ah Madaxweyna C/laahi Yuusuf laga soo saaray magaalada Kismaayo sida uu ku soo waramay wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo, Max'ed Axmed Caaqil Yare. In ka badan 10 meydad ciidamada Guutada koowad ah ayaa lagu arkay saldhigga magaalada Kismaayo, iyadoo aan la ogeyn halkii ay cirib iyo jaandhigeyn ciidamadii uu watay Col. C/risaaq Afgaduud oo loo maleynayo in ay u soo baxsadeen dhanka wadada soo aada magaalada Muqdisho. Xoogagga la wareegay magaalada Kismaayo ayaa iska siibay dhamaan tuutihii ciidamada dowladda, iyadoo wadooyinka magaalada Kismaayo lagu arkayay maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la wareegay dhamaan Ctrl ka magaalada. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe. Click here to find this article in English Max'ed Axmed Shabelle Media Network J/hoose E-mail us: info@shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites