Sign in to follow this  
xiinfaniin

PL, TFG talks start in Galkacyo

Recommended Posts

^^That is what a bored Somalilander thinks :D .

 

Puntland asked this discussion a while back well before the Galkacyo incident occurred. It’s imperative for Puntland’s development and stability to clarify its relationship with TFG. These are serious discussions and will have political implications for Faroole and Sharif. But Somalia will be better for it.

 

Puntland is a state within a Federal Somalia. It has never claimed to be anything other than that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A mere state and that is the reality. Puntland has never claimed seccession unlike Somaliland. Anything to advanced peace and cooperation for the TFG and Puntland is win win for both.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Important meeting. Matters under discussion include:

How to tackle piracy (international funding, jurisdiction etc.)

Taxation (sharing revenues …)

Security (training security forces...)

Federalism (PL's model, integration ...)

Mhm. Xiin,is this list in order of priority? If so, i can clearly see where this is headed to: Show me the $$(the first three bullets say it all). Nothing wrong with it,but,i just do not find it will work for Dr.Fingers :D [What is he gonna get out of it?]

 

I guess next stop is: Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Farax,

 

The sequence is mine. It has no weight.

Cool.

 

So,what do you have to say about the fact that 3 out of the 4 talking points center on $$? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faarax, it’s obvious that PL desires to secure its share of the TFG budget. There has been financial support from internationals donors that amounts to hundreds of millions of dollars. PL is also interested to participate capacity buildings projects the world is funding especially those relating to security forces trainings. TFG is primarily interested in security cooperation, it’s not asking money from PL whose budget is very meager and can not even support its basic infrastructure including education and health. TFG is also seeking formal recognition to legitimize the reach of its authority however ceremonial in nature.

 

All of these hinge on the progress made on the question of Federalism and its legal and jurisdictional ramifications. The political implications are risky and these discussions may not be finalized this week or next. But it is a good start.

 

This is giving ideas to Oodweyne :D as to how to secure your share and status in the existing political framework. Don’t be livid with the system it says

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by xiinfaniin:

^^That is what a bored Somalilander thinks
:D
.

 

Puntland asked this discussion a while back well before the Galkacyo incident occurred. It’s imperative for Puntland’s development and stability to clarify its relationship with TFG. These are serious discussions and will have political implications for Faroole and Sharif. But Somalia will be better for it.

 

Puntland is a state within a Federal Somalia. It has never claimed to be anything other than that.

It is indeed but is it a State within Sharif's Somalia? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo: Wada hadala DF iyo Puntland oo qodobadii ugu muhiimsanaa laysku afgartay..Warbixin., ,

19. august 2009 - APL

 

 

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxda dowladda Puntland iyo Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa wada hadalo ku lahaa magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, waxa ayna dhinacyadu hada isku afgarteen inta badan wada xaajoodyadii ugu dambeeyey qodobo door ah oo ku aadan xaaladaha dalka Soomaaliya.

 

Dowladda Puntland ayaa hor dhigtay dowladda Soomaaliya waxyaabaha ay ka cabaneyso, oo ay ugu horeeyaan in laga qadiyey waxyaabihii ay xaqa ugu lahayd dowladda Soomaaliya iyo qodobo kale oo ay ku jiraan xiriir xumo ay muujineyso dowladda Soomaaliya.

 

Sidoo kale dowladda Puntland ayaa uxaqiijisay dowladda Soomaaliya in ay taageersan tahay nidaamka faderaalka, balse aysan marnaba yeeli doonin qodobada ay ka mid yihiin Midnimo qaran iyo waxyaabo aysan isku raacsaneyn Shacabka Soomaaliyeed, taasoo ay aqbaleen wafdiga dowladda Soomaaliya.

 

Wafdiga Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in ay waxyaabo badan qaldan yihiin, waxa ayna balan qaadeen in ay Puntland heli doonto waxyaabaha ay hesho dowladda Soomaaliya, isla markaasna lugu qeybsan doono 4.5 ayna muhiim tahay dardargalinta qorshaha dibu soo celinta amaanka iyo Siyaasadii dalka Soomaaliya.

 

Saraakiil ka tirsan dowladdaha Soomaaliya & Puntland oo kulamadan joogay ayaa uxaqiijiyey AllPuntland in ay xooga kulamadan soo dhamaadeen, isla markaasna saacadaha nagu soo aadan uu soo bixi doono go'aan cadaynaya waxyaabaha laysku raacay iyo qodobada laysku soo qaaday.

 

Puntland & dowladda Soomaaliya ayaa marar badan isku qabsatay waxyaabo kala gedisan, waxaana dhismihii dowladda hada jirtaa aysan ka farxin dowladda Puntland, markii Jabuuti loo fadhiyey, oo ay Puntland ka soo baxayaan go'aamo ay ku sheegayso in aysan aqbali doonin dowladda ka soo baxday halkaasi, balse wada hadalo dhexmaray Madaxweyne Shariif & Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Faroole, lana magacaabay Dr. Cumar C/rishiid Cali Sharmaake oo Siyaasi ka soo jeeda deegaanada Puntland.

 

Heshiiska la gaaray ee lasoo gudbin doono wuxuu noqo doonaa, kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo ay isla meel-dhigaan dowladda Soomaaliya iyo dowladda Puntland ee dalka Soomaaliya, waxaana marnaba ay Siyaasiin badan aaminsan yihiin in uusan xiriirku noqon karin mid wanaagsan, waxaana loo sababeynayaa Wasiirada ku jira qaarkood oo aan ogoleyn jeclayna Puntland horumarkeeda.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu dambeeyey kulamada PL & Fedraalka

19 Aug 19, 2009 - 5:35:41 AM

 

 

 

Waxaa magaalada Galkacayo ee gobolka Muqdug [Puntland] ka socda kulamo xasaasi ah ee u dhexeeya waftiga uu hogaaminayo Raísal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo dowlada Puntland.

 

Kulamo hordhac ah oo maalintii shaley dhacey ayaa waxaa lagu xuley sadex gudi kuwaasoo howlahooda ku jirey xaley ilaa maanta 19 August,2009 iyada oo la filayo in maalinta berri ah uu kasoo baxaan qoraal labada dhinac u dhan yihiin.

Guddiyada labada dhinaca iska xuleen ayaa waxaa ay ka kooban yihiin sadex:

 

1-Guddiga Siyaasada ayaa waxaa kuwada jira Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole, Madaxweyne ku-xigenkiisa C/samad Cali Shire, Gudomiyaha Barlamanka Puntland halka dhinaca dowladda Somalia ay matalayaan Raísal Wasare Cabdirashid Cali Sharmaake, Wasiirka Arrimaha dibadda, Wasiirka Tacliinta iyo xubno kale.

 

2-Guddiga iskaashiga dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada [ Cafimadka, Waxbarshada] kuwaasoo ka hadli doona qaabkii ay labada dhinac isaga kashan lahayeen arrimahan.

 

3-Guddiga sharciga iyo nabadgalyada kuwaasoo ka hadli doona arrimaha Dastuurka Fedraalka. iskaashiga xagga amniga sida tabarada Ciidamada iyo arrimo badan oo la xiriira ciidamada AMISOM qaabka ay uga howl galaan Somalia.

 

Howlaha iyo kulamada gudiyadan ayaa ila xaley iyo maanta ka socdey Hotel ku yaala duleedka magaalada Galkacayo halkaasoo labada dhinaca wada dagan yihiin.

 

Dhinaca kale amaanka Galkacayo ayaa aad loo adkeyey iyada oo ciidamada gaafa wareegayaan daafahaha xarunta ay dagan yihiin madaxda maamulka Puntland iyo Fedraalka.

 

Shacabka Galkacayo ayaa sidoo kale gacan weyn ka gaystey amniga iyaga oo aad u soo dhoweeyey in magaladooda ay ka dhacayaan kulamadan muhiimka ah kuwaasoo looga tashanayo aayaha Puntland iyo Somalia.

 

Arrimaha gobolka Mudug

 

Weli lagumu guuleysan in qaybaha bulshada ay soo xulaan xubnihii uga qayb gali lahaa golaha deganka kuwaasoo dooran doona duqa magalada Galkacayo balse warar Garowe Online heley ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland uu haysto qoraal ay sixiixeen dhamaan dhinacayada wada daga gobolka kaas oo ah in isagu magacaabi doono guddiga hadii waqtiga loo qabtey la dhaafo.

 

Garowe Online, Galkacayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this