Jacaylbaro Posted November 12, 2009 This thread is dedicated to those news that always put a smile on your face when you know what is the motive behind it and so on. Some of our news portals are really funny and some are managed by underage kids i guess ,,,, keep an eye on this ........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 12, 2009 Madaxweyne Faroole Oo Lagu Ilaalinayo Guri Ku Yaalo Nairobi Waxaa maalintii sadexaad lagu ilaalinaya guri ku yaalada Xaafada Girigiri Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Raxmaan Faroole. Faroole oo amrkii uu Garoonka ka soo degey aysan cidi ogayn ayaa waxaa amaankiisa si haar ah u sugaya Ciidamo ka tirsan kuwa Maraykanka ee Kenya jooga. Waxay si toos ah u geeyeen guri ay amaankiisa ayagu ilaaliyaan oo ku yaala Safarad Markaykanka agteeda. Cabsida Faroole soo foodsaartay ayaa waxay ka danbeysey ka dib markii uu dhawaan Ethiopia u gacan geliyey wiilal Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan. kuwaasoo mid ka mid ahna jeelka lagu dhex diley saddex kalena loo dhoofiya Adis Ababa. Isku soo wada duubo Baqdintan cusub ee so foodsaartay faroole waxay saameyn ku yeelanaysaa socdaalkiisa dalka Kenya. Maadaba ay tahay goobta ay ku sugan yihiin hay'adaha Caalamiga ah, Isla markaana ay Awood badan ku lee dahay beesha ******** ee ay ka soo jeedeen aragii loo gacan geliyey Meles Zanawi. Quote Share this post Link to post Share on other sites