Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2010 Madaxweyne Rayaale Oo Baajiyey Socdaalkii Uu Ku Tagi Lahaa SucuudigaKadib Markii Layku Afgaran Waayey Baratakoolkii Lagu Qaabilayey Hargeysa January 4, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka baaqday socdaal uu ku tagi lahaa dalka sucuudiga kadib markii laysku afgaran waayey maqaamkii baratakoolka lagu qaabili lahaa markuu tago dalkaasi. Sida lagu sheegay warbaahinta Somaliland todobaadkii hore madaxweyne Rayaale oo la filaayey inuu todobaadkan u kicitimo dalka sucuudiga ayaa haatan gabi ahaanba joojiyey booqashadii uu ku tagi lahaa dalkaasi. Sida ay ilo xogogaal ahi ay noo sheegeen waxa booqashadan madaxweyne Rayaale ee sucuudiga lagu sheegay inuu qaban qaabinayey ganacsadaha sucuudiga ah ee gacanta ku haya mamulka maxjarka xoolaha ee dalka Jabuuti. Si rasmiya looma sheegin sababaha ganacsadaha sucuudiga ee Abu yaazir ugu hawl galayey googol xaadhka booqashada madaxweyne Rayaale ee dalka Sucuudiga hase yeeshee sida la ogsoon yahay waxa ganacsadaha Abu yazir uu tartan xoolo dhoofinta ahi uu ka dhaxeeyaa ganacsadaha kale ee Sucuudiga ah ee Al jabiri oo isagu ku guulaystay sanadkii hore ee 2008-dii Maxjarka caafimaadka xoolaha ee uu ka hirgaliyey duleedka magaalada Barbera ee gobolka Saaxil. Source Haatuf.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted January 4, 2010 ^^ Duke, Jaw!! Dee Boqorka Sucuudiga ayaa diiday inuu Boqor Riyaale of the Kingdom of the 3 Habros, uu aqoonsado. So, if the Saudi king won't respect the Shankaroon King, then what is the point in paying the homie a visit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted January 5, 2010 LOOOOOOOOOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 5, 2010 No I think Boqor Riyaale has not time for a minor monarch. He is planning to meet the Mother of the Orphans in London. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 5, 2010 General duke Wali ma Generalki ku dhalay baad day dayeysa Ingreeska ha ka dayin talyaaniga ka day Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2010 I was always suspicious about this "invitation" from an Arab country ..... Good that the President made a stance in this early stage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 5, 2010 Who invited him at the first place? the King? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 5, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: I was always suspicious about this "invitation" from an Arab country ..... Good that the President made a stance in this early stage. King Riyaale made a good move. Xaji, that was funny, hahaha, yeah right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted January 5, 2010 The King decided he doesn't need his shoes shined after all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted January 5, 2010 ^ Which king are you talking about? If you is talkin 'bout da Shankaroon King... this homie got his shoes on lock down. He gotz 3 habros taking turns polishing his shoes and all his other personal paraphernalia. By the by Sherbaan, do you know what a 'habar' is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 6, 2010 The mugging continues, I thought Xaji will not fall for the cheap propoganda. Riyaale is a Govorner of an important state in Somalia just like Faroole and so he will be be welcomed as such. Quote Share this post Link to post Share on other sites