Umal-Zamzam Posted December 1, 2009 Ciidamo aad u hubaysan oo Tigree ah oo gaaray magaalada Gaalkacayo iyo shacabka ku nool magaaladaas oo cabsi ay soo food saartay. Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalacyo ayaa aad uga argagaxsan ciidamo tirada badan oo Tigree ah oo soo galay gudaha Gaalkacyo maalmihii ugu dambaysay. Ciidamadaan Tigreega ah ayaa waxaa ay ku suganaayeen magaalada Gaalkacyo dhawrkii maalmood ee ugu dambaysay ayada oo sidoo kalena saxaafada loodiiday in ay ka ag dhowaadaan goobaha ay ciidamadaasi saldhigyada ka samaysteen iyo in ay wax sawir ah ka qaataan. Ciidamadaan ayaa waxaa la sheegay in ay dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo uusan weli jirin wax war ah oo arrintan la xiriira oo ka soo baxay maamulka gobolka Mudug. Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in ay u yimaadeen in ay xoog ku kaxaystaan dad lagu tuhunsanyahay in ay ka danbeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Dadweynaha ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa soo food saaray walaac fara badan ka dib markii ay soo galeen magaaladaasi ciidamadaanTigreega ah oo wata ilaa todobo gaari oo ah baabuurta dagaalka ee gaashaaman ayna weylinayaan gawaari yaryar ah, Shalay ayey ahayd markii ugu horaysay ee ciidamadaan lagu arkay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Mahan markii ugu horeysay oo Ciidamo Tigree ah ay soo galaan Magaalada Galkacyo, waxaana badanaa ay qafaashaan dadka ka soo jeeda Gobolka Somali Galbeed iyo Culumada ku nool degaankaasi Brothers come under the safety of the black flag Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted December 1, 2009 puntland and ethiopia are allies. They took them as their auliyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2009 unknown is back ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 1, 2009 loooool caadi maha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 2, 2009 unknown01 saa moodiin ma,aha. Waa jaajuus ninko. Zamzambaa warkaa lagahayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shaakirullaah Posted December 2, 2009 these soldiers are there because so called 'Puntland' is a neo-colony under their military rule and dependence. Soon, the mujahideen will be coming to destroy them, as well as their vile puppet clients insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted December 2, 2009 As salam Alaykum Yes I am back. after a long ban without any explanation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 2, 2009 WOW Unknown is back :eek: Unknown I thought inaad akhiristey brother! Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted December 2, 2009 ^As salam Alaykum Whatever that means? I have made a topic regarding my return long time ago. Alhamdulilah am back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 2, 2009 W/salam I must have missed that thread. Wlc back. Did you forget Somali during your ban? maxaad la fahmiiwidey "miyad akhyirisatey" Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown01 Posted December 2, 2009 http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/6/12845#000005 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted December 2, 2009 You did not have to dig it up and prove it- Ramadan I was offline. Enjoy your stay nevertheless and don't get banned again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jibreel Posted December 3, 2009 Tigre has long taken over Somalia. The three Murtads in the three provinces all come under and answer to Meles. Perhaps this is an old news? Jibreel Quote Share this post Link to post Share on other sites