Sign in to follow this  
Abtigiis

Puntland's Intellectual Virgins on the loose

Recommended Posts

UZTAAD   

interesting account mr somalia, Nimankaan taallooyinka cuqdadada lagu xanaaneeyo dhisanaya waa ka suurowdaa inay taarikhda ka been sheegaan marka la yaab malahan sxb.

A&t, waxiisu wax ka soo qaad malahan lafcad buu tobin ku hayaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:

Markii dagalkii 1977 uu dhexmaray Ethiopia iyo Somalia, dad fara badan ayaa kasoo qaxay kilil 5naad oo yimid jamhuuriyada Soomaaliya. Markaas waxaa dhacday iney dawlladi xerooyin qaxooti ey ka samaysid waqooyiga iyo gobollada koonfureed ee Soomaliya.

I always had the feeling that you were member of qaxootigii sabacad .....
;)^^

Kuwaas waa kuwii qabriyadooda aad ku tuuksataan oo aad lacagaha faraha badan NGO-yada aad uga qaadateen ee ma cid baa kanool? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by UZTAAD:

interesting account mr somalia, Nimankaan taallooyinka cuqdadada lagu xanaaneeyo dhisanaya waa ka suurowdaa inay taarikhda ka been sheegaan marka la yaab malahan sxb.

A&t, waxiisu wax ka soo qaad malahan lafcad buu tobin ku hayaa.

Walaale, taarikh intaas ka badan oo ku saabsan A&T iyo kuwa uu amaanayo siday ugaleen oo aad u badan ayaan hayaa, laakin A&T, nin ku cibraqaadanaya ma yahay? Waa maya; Maalin walba naac buu lasoo taaganyahay asagoona taariikhda Soomaali-diidka dib u fiirineyn. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Probably adiga iyo qaar keleba way ka nool yihiin ,,,,
:D

Saaxiib, anigu waagaas carigaas gumaadku uu kadhacay ma joogin. Laakin hadaan joogi lahaa, kuwa qabuurohooda aad ku tuugsataan baan kamid ahaan lahaa. Oo taas daliil waxaa u ah, abtiyadiin, seediyaashiin iyo waxay dhaleen baad qabiil darti ulayseyn, ee mid cid kale ah ayaad badbaadin lahaydeen miyaa? :D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by UZTAAD:

interesting account mr somalia, Nimankaan taallooyinka cuqdadada lagu xanaaneeyo dhisanaya waa ka suurowdaa inay taarikhda ka been sheegaan marka la yaab malahan sxb.

A&t, waxiisu wax ka soo qaad malahan lafcad buu tobin ku hayaa.

Walaale, taarikh intaas ka badan oo ku saabsan
A&T iyo kuwa uu amaanayo siday ugaleen, laakin
A&T
, nin ku cibraqaadanaya ma yahay? Waa maya; Maalin walba naac buu lasoo taaganyahay asagoona taariikhda Soomaali-diidka dib u fiirineyn.
:D
A&t's love afair with the secessionist will not last long it is mater of time when Rayaale will send the next batch of Onlf members to addis aba at this point I think this honeymoon will abruptly end, :D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Mr. Somalia:

Laakin waxaa xaqiiqa-ah, dadkaa la laayey oo faraha badnaa oo ku xabaalan waqooyi galbeed iney ahaayeen
A&T
dadku uu ku abtirsado.

Maantana nimankii saas u galey ayuu ii faaninayaa oo ileyyahay waa dad wanaagsan. Haba wanaagsanadaanee, ma yihiin dad Soomalinimada ogal ???--Mar hadaynan Soomaalinimada ogaleen-- oo ey cuqdad baas oo qabiil ku qufulantahay-- waxay ila muuqataa
A&T
hadalkiisu inuu yahay hal bacaad lagu lissay.

Wabillahi Tawfiiq!
:D

For indeed one must not lie about the facts on the basis of convinience and to win arguments, I shall speak it. Also, it is not to self-incriminate to talk the evil deeds of your kinfolks.

That the O-community have actively participated in the massacre and oppression of the northern brothers, as part of Jalle Siyaad's reign of terror, is indisputeable.

If some of them were later killed as a reaction by SNM, that is not going to overshadow the crimes done in the name of the community I hail from. For that, my position has always been that the O-community needs to be brave enough to admit their historical wrong-doings and MUST publicly apologise and compensate (if possible) for all the damage they inflicted on the brothers from the North. It may seem foolish for you, it may make me look feeble-minded, but nothing advances the cause of Somalinimo than being frank about past misdeeds!

As far as the Fa.qa.sh label is concerned, indeed, dear Mr. Somalia, you and me are not part of this, but if one is talking about collective responsiblity, we can fall under that catgory for we have supported the displacement and murder of fellow somali's at one point in our lives ( and you still support it). So, to the extent I don't appreciate the endless victim-playing of the Northerners and the criminal polluting of the minds of the younger generation, they are justified in not forgetting the immense sacrifices they paid to get back their freedom and safety.

When national reconcilliation and healing process starts for real will be the time when we shall demand of them to start a new beginning and to base the birth of Somalinimo under more positive light.

But all in all, I am not speaking for my clans, but what I know is that the Somali people in the North (what you call Somalidiid) are the most generous, good-hearted and friendly people among the Somali's. What little foible we see in them - by way of excessive tribal mindset, could be because they are very open about it than other communities. And when I say them and we, I know I am generalising.

So, the new rapprochment with Mr. Big Fence is based on shared attitudes about some issues and mainly the damage done to Somalinimo by some regions who think they are promoting Somalinimo but who are doing the greatest harm to this vision in practice. This doesn't mean I buy the enclave-mentality of my friend, Mr. Big Fence.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Horta dawladii Siyaad Barre markii laga hadlayo iyo waxay samaysay, mid hal qabiil ku kooban ma ahayn...Askartii u dagaaleysayna xataa saraakiil reer Hargaysa ah ayaa ku jiray, oo uu kamid ahaa, sarkaalki Sirdoonka Soomaliya u fadhiyey gobolka waqooyiga, Mr Riyaale Kaahin oo hada madaxda u ah Soomaali-diidka.

Waxaan kale oo aan kuu tusaaleenayaa; Dawladii jirtay ee Soomaaliyeed qabiil qura ma ahayn waxay la dagaalshay, ee dhibaatadaan qabiila kale oo aan iyaga aana ahayn baa uga horeeyey oo reer Puntland ah. Saaraakiisha iyaga kamid ahna wey ku jireen maatada kuwii gumaadayey-- wax iyaga si gaar-ah farta ugu fiiqaynah ilaa iyo hada majiro. Reer Puntland-nah qabiil uma haystaan wixii ku dhacay.

Marka A&T, ma waxaad illeydahay dhowrkii sarkaal oo dagaalkaas ka qeybgalay dartood, ha loo laayo kumaanyaal Soomaali oo qaxooti ah oo maati u badan ha loo laayo??? Anigu fikradaas waxaan u arkaa fikrad khaldan. Tan labaad, waxaan qabaa gumaadka ey dawlad gaysatey inaan looga aarsan maati qaxooti ah oo walaalahood ah oo la dagan.

Tan sadex-xaad, hadaad doonaysid nabad iyo wanaag inay ka dhalato Soomali dhexdeeda; waa inaan dawlad dambi ey geesatay aan loo raacin ummad Soomaliyeed oo aan shaqo kulahayn, laakin loogu aaneenayo qabiil.

Sidaa daraadeed, hadii la rabo qalbi caafimaad qabo ina lahelo, waa in cuqdad qabiileedka laga gudbaa oo Soomalinimo iyo Muslinnimo loo hadlaa. Laakin arinta hadii waligeed ahaato, midi midi ku taag-- wax kheer ah oo kasoo baxayo majiro.

Wabillahi Tawfiiq...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Mr. Somalia,

I must say finally you are talking a lot of sense and most of the issues you raised are right. Like, that Somalilander commanders were part of the army people who massacred Puntlanders (SSDF-related). The guy who is loudest in decrying Siyaad Barre's crimes against Waqooyi, Colonel Maxamed Kaahin (of the extremist calan-cas clique of the SNM) was leading the somali army in the puntland massacres.

But, I disagree with you that "dad qabiil loo laayey majirin in the North" and "dawladda cid waliba way ku jirtay" argument. As to be expected almost everywhere, traitors can join a system but it was obvious that "the clan that is pro-secession in the North" was systematically persecuted by the tribal Siyaad Regime (which was also a D-clan government in the real sense).

Dadka la laayey eed leedahay qaxooti ayey ahaayeena, laftigoodu salaad taraawiix ah kumay jirin'e they were part of the oppression. That is the true history. Convienient or not!

Marka, how do we address hadii la yidhaa it is two ways:

1- Waa in si dawladnimo loo xaliyaa: which I support

2- waaa in si qabiil loo xaliyaa: which is not a good way to do it but can be used to complement the State's national reconcilliation efforts.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^

A&T, you lie:

Dawlada aad leedahay, Siyaad Barre Regime, oo aad tiri Dawlad D-Clan leedahay kaliya bey ahayd-- taasi waa been cad, waayo Soomaali oo dhan qabiil aan kujirin majirin. Qabiilada D-clan qaar kamid ah, iney ku badnaayeen waa laga yaabaa. Laakin waxaa xaqiiqa ah, Siyaad Barre inuu Soomaali oo dhan dawladiisii ey ku jireen, Soomaali oo dhan uu xasuuqay-- dhibta ha lagu kale horeeyo ama ha lagu kale dambeeyee.

Ma jirrin qabiil eenu dawladd dhibaato ugeysan. Marka ruux walba, haduu dawlad baa qabiilkayga wax yeeshay oo waan goonsanayaa dhulkayga lasoo istaago, taasu arrin soconaysa ma ahan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this