Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Yaab!

Recommended Posts

Maqaayada Qaxwada & Kaftanka SOL ee Gebdhaha iyo wiilasha,if you are bored around or there might not be interesting threads which you dont like to post-reply, you are most wlc to come here and say anything in your mind(Kaftan, sheeko , foorjo).

 

Sheekada aniga aan bilaabo: after i read more then 100 posts in Woman forum, waxan jeclaaday in aan dhaho : Gebdho aan isku duceeno Doobnimada in ilaah naga bixiyo.

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

At least jaceyl waxa u jeedadaa aniga camal in doobnimada ku dhibtay-----i am sure there are hunderds of somali ladies around here, ee ducaadada raba--guys kaalaya aamiinta ka qeebqaata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mar dhow shiiq xalaal cun ah ayaa u wici doona si uu ugu duceeyo gebdhaha iyo wiilasha halkaan joohga--- jeceyl ninyow if you read last hundred posts at women forum waxaa dareema DOOBNIMO SAAID AH IN AY JIRTO marka ducada walo baahanyahay qaasatan gebdhaha lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this