Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu Mudug business as usual.

Recommended Posts

Jabhad   

^Keep up the propoganda for the unpopular thugs and criminals who are holding the good people of Puntland hostage..time is running out for Yeey in Bay city and his partner in crime, Cade in Puntland. Picturing few buildings will not help. Puntland peoples revolution to eliminate warlords and criminals is on the horizon ladies and gentelmen. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib Puntland was build by its people without any outside help they have build major towns and infrustructure not seen before in the region.

 

Puntland occupies no one while your clan courts occupy, Kismayu, Barava, Marka, Qoryoole, Leego, Bali doogle, Afgoyee, Shalamboode.....

 

Go attack the likes of IndaCade [ alleged drug baron], Cirfo [Afgoyee torturer], Dhuxulow Abdiqasin and the clan thugs that are actually right now occupying and abusing the people of southern Somalia. They turned Barava into a charcoal factory and Marka, poor Marka.....

 

Dont worry, the TFG will insha Allah liberate the lower Shabbele soon and then justice will be met on the clan courts and the fakery of it all. You have lost politically and now you will lose milliterily...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^i'm not surprised you hold such view...Dictator Sadam had many supporters despite the mass killings and oppression................

 

www.somalitalk.com

 

Baaq ka soo baxay Aqoonyahanka, culumaa'udiinka, Waxgaradka iyo Ganacsatada Gobalka Mudug...

 

Ujeeddo: Bayaan Nabadeed

 

Tuesday, 07 November 2006

 

Wadatashi ay sameyeen aqoonyahanka, culumaa udiinka, waxgaradka iyo ganacsatada gobalka mudug qayb ka mid ah ayna qiimeeyeen xaaladda guud ee soomaaliya iyo isbadalada ka soo cusboonaaday, taas oo saacadba saacada ka danbaysa isa sii badalaysa iyo saamaynta ay ku yeelatay maamul goboleedka puntland iyo shacabkooda waxa ay garteen in ay qaataan talo soo jeedin iyaga oo ka eegaya dhinacyo badan si loo badbaadiyo ummadda soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka reer puntland iyo maamulkoodaba iyada oo laga duulayo wacyiga dhabta ah ee jira iyo rabitaanka ummadeed ee aan dhinacna u xaglinayn, sidaas darteed waxaan garanay annaga oo ah Culumaa u diinka, Ganacsatada, aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Bulshada rayidka ah ee magacyadooda hoos ku qoranyihiin in aan soo jeedino Baaq ku wajahan Shacabka Reer puntLand Iyo Xukuuumadooda Waana Sidan:-

 

1- in shacabka iyo maamulka Gobolada Puntland ay ku dhaqmaan shareecada islaamka, kuna xukuntamaan kitaabka Alle.

 

2- in maamul Goboleedka puntland uu Diyaariyo Shir, uuna isugu yeero aqoonyahanka, Culimada, Waxgaradka, isimada iyo Bulshada Rayidka ah si loo hirgeliyo ku dhaqanka shareecada islaamka.

 

3- In aan Dalka soomaliya la keenin Gebi ahaanba Ciidamo Shisheeye, Lagana saaro kuwa ku sugan hadda, iyada oo la dhowraayo diinta islaamka iyo sharafta Ummadda soomaaliyeed.

 

4- Inaanu taageersanahay beesha ku dhawaaqday inay ku dhaqmayaan shareecada islaamka, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa beelaha kale ee reer puntland In ay la qaataan ku dhaqanka sahareecada islaamka, lana midoobaan beesha walaalohood ah, madaamaa ay Puntland lagu dhisay iskaashi beeleed.

 

Magacyada Bayaanka soo saaray

 

1. Ugaas Maxamed Maxamuud (indha Yare)

2. C/waaxid Garawaan

3. Ganacsade Maxamuud Awfaarax

4. C/maan Aadan Dalab

5. Xasan Warsame jaamac(xasan eeley)

6. Gaar Yaasiin

7. Axmedey Maxamed Cali

8. GanacsadeYasiin Sanyare

9. C/qani Axmed Gayre

10. Siciid Xasan Cadde

11. Xuseen Ashkir Muuse (isle,eg)

12. Cusmaan ashkir Muuse(Canabore)

13. Cabdi Jaamac Faarax

14. Ganacsade Bashiir Xasan Ciiro

15. Burhaan Axmed Nuur

16. C/kariin Xarfe

17. Maxamed Ciise Looyaan

18. Maxamed Ciise Cabdi

19. Quulle Cali Samey

20. Pro. Maxamed Jaamac Yuusuf

21. Siciid C/laahi Warsame

22. C/weli Abshir Budeeye

23. C/risaaq C/laahi Jamac(ShirGalle)

24. C/risaaq Maxamed Jaamac Islaan

25. Ganacsade Cabdi Jaamac Cali Food

26. Cali Aadan Xuseen

27. C/laahi Cabdi Aadan (cadiir)

28. Daahir Daab

29. Cawil Xaaji Xuseen

30. Maxamed Muuse Jiir

31. Maxamuud Maxamed Cisman

32. Sh Jaamac C/salaam Warsame

33. Faarax Cali Maad

34. Maxamuud Jaamac Warsame

35. Axmed Dhurbe

36. Maxamuud Cali Biixi

37. Maxamuud Hoobal

38. Fahiim Siciid Guumbe

39. Saleeban JaamacQalowdaan

40. Xasan C/kariin Shirdoon

41. Cabdi Xaabuun

42. C/qaadir Maxamed Cali

43. Faarax Salwe

44. C/rashiid maxamed Cali

45. Axmed Jaamac Warsame

46. Faarax Jaamac Warsame

47. Maxamed Toleeye

48. Axmed Jinoolle

49. C/qafaar Axmed

50. Aadan Cismaan Jaamac Geyre

51. C/salaam Axmed

52. Cabdijabaan Axmed

53. C/raxmaan axmed

54. Daahir Salaad Nuur

55. Burhaan Maxamed Gureey

56. Cumar Aadan Shiikh Doon

57. C/rashiid Maxamed Mataan

58. Farxaan Maxamed Aadan Shiikh Doon

59. Jamal Maxamed Cali Ciise

60. Jamaal C/qaadir Yare Aadan

61. Axmed C/dille Cabdi Cali

62. Maxamuud Cabdi Adan Kalax

63. Axmed Xasan Cali Ciise

64. Maxamed C/wali Xasan Cilmi

65. C/qani Daahir Yuusuf

66. C/rashiid Maxamed Wadakhalaf

67. Siciid Maxamed Wadakhalaf

68. C/waaxid C/risaaq Maxamed

69. Cismaan Maxamuud Xasan

70. Maxamuud Axmed jaamac

71. C/casiis Xuudi

72. C/nuur Cabdi Daahir

73. Doob Cabdi Dheere

74. C/laahi Maxamuud Cilmi (Carte)

75. C/raxmaan Faarax Cabdulle

76. C/laahi Axmed Salwe

77. Yasiin Mursal Yasiin

78. Shariif Maxamed Xuseen

79. Cumar Aadan Isxaaq

80. Maxamuud Cumar Xuseen

81. Siciid Bare Yuusuf

82. C/laahi Aw Maxamed

83. Axmede Cali Aw Saciid

84. Maxamuud Faarax Maxamed

85. Shiikh C/risaaq Axmed Siciid

86. C/laaahi Jaamac

87. Khaliif Cali Cumar

88. Siciid maxamud muumin

89.Birre maxamed jaamac

90.Nuur maxamed tayeeglo

91.Raage faradheere

92.Gaarad gaas dhunkaal

93.Gorod faarax xasan(nabadoon)

94.C/raxmaan sheikh xasan

95.xasan faarax qordheere

96.huruuse yaasiin mursal

97.iimaan cali yare(eng)

98.c/rashiid aw maxamed bootaan

99.siciid xasan xirsi(dhuudhaa)

100. maxamed jaamac muuse(ganacsade)

101.c/qaadir xuseen nuur(dhocdhocle)

102.c/qaadir faarax xasan(suufi)

103.c/hodan cabdi sheexo

104.Saciid Cumar Aw Xuseen

105.yaasiin maxamed afgab(nabadoon)

106.c/raxmaan khaliif shido

107.maxamed cigal afgab

108.jaamac cali gaaciro(nabadoon)

109.Dr aadan maxamed cigaal

110.c/nuur salad nuur(dhigdhexo)

111.wacdi maxamed cigaal

112.axmed xasan axmed

113.c/qaadir xasan axmed

114.bashiir c/qaadir jaamac

115.faarax maxamed aadan(nabadoon)

116.maxamud cumar cali (Gargaar)

117. axmed faarax maxamud Ganacsade

118.c/raxmaan maxaed cajab(ganacsade)

119.burhaan daahin muuse(samadoon)

120.maxamud faarax kooshin(gooje)

121. c/shakuur muuse shire ( farey)

122.Nabadoon Maxamed C/samad Cilmi

123.Cali Barre Maxamed Maxamud

124 C/laahi Ismaa,iil Xirsi

.125 Maxamed Jaamac Cabaas

126 Maxamed C/risaaq Xaashi(Birqin)

127 Maxamed Sheekh Ismaa,iil (Hire)

128 Nabadoon C/naasir Cigaal Xirsi(Faracade)

129 C/naasir Faarax (Lagu Jire)

130 Sheekh Axmed Maxamed (dheeli)

131 Saacid Axmed Dhamuuke

132 Ganacsade Muuse Maxamuud Takar

133 C/raxmaan Xasan Warsame (Xaraf)

134 C/raxmaan Gurxan Sheybe

135 C/casiis Axmed Aaadan

136 ShekhC/naasir Ciise Xirsi (Albaani)

137 Xasan C/samad C/dulle

138 Burhaan C/risaaq C/laahi

139 C/salaam Xasan Maxamed (jalamad)

140 Maxamuud Ibraahim Cumar(Cagma dhige)

141 Ganacsade C/nuur Maxamed ismaa,iil(kilic)

142 Aadan Faarax Axmed

143 Axmed Cabdi Daahir

144 C/raxmaan Cali Salaad

145 Maxamuud Bare isxaaq (Islow)

146 Dr C/naasir Sheekh Ibraahim

147 Cali Maxamuud Muuse

148 C/wali Muuse Shire (Dhamuuke)

149 ibraahim Mire aadan

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are contradicting yourself, you say in one breath Puntland government is like Sadamm's then you produce a letter with people giving suggestions to the state governemnt, would that have happened in Iraq under Sadam..

 

Also I read that press release, and I support their suggestion on implementing the Shariah, but does it say that Puntland should come under IndaCade and Co...No..Even when they say we support the clan that wants to implement Shariah law they do not mention the clan courts of Mogadishu..

 

e yeeshee arintani ayaa dadka xuuraamiya arimaha caynkan oo kale ah ku macneeyeen mid hunguri looga raadinayo maxkmadaha Muqdisho. Taasoo dadkii ay ciidamadu saaka qabqabteen ay cadeeyeen inay qaateen lacago kadib markii la

waraystay. This is what we are against...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxib Puntland was build by its people without any outside help they have build major towns and infrustructure not seen before in the region.

 

Puntland occupies no one while your clan courts occupy, Kismayu, Barava, Marka, Qoryoole, Leego, Bali doogle, Afgoyee, Shalamboode.....

 

Go attack the likes of IndaCade [ alleged drug baron], Cirfo [Afgoyee torturer], Dhuxulow Abdiqasin and the clan thugs that are actually right now occupying and abusing the people of southern Somalia. They turned Barava into a charcoal factory and Marka, poor Marka.....

 

Dont worry, the TFG will insha Allah liberate the lower Shabbele soon and then justice will be met on the clan courts and the fakery of it all. You have lost politically and now you will lose milliterily...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this