MoonLight1 Posted June 12, 2009 Maryan mursal ciise tagitankedi hargesa ku weyday tagarayal badan o reer muqdiho ah iyo edeyn dusha loga tuuray Fanaanada caanka ah ee maryan Mursal Ciise ayaa shalay ka dagtay goorka diyaradaha ee Egal Inernational Air oprt marki ay caga dhigatay diyaradi siday fananada caanka ah ayaa Garoonka waxa so buux dhaafiyay masuuliyiin ka socota xukumada somali land iyo dadweyne aad u farabadan Maryan ayaa waxa ay ku lebisneed calanka somalind ayda o aad ugu riyaqsan imanshiyaha ay timid somaliland safarka ay ku tagtay hargesa aya waxa ku wehliyey Labadeda wiil ee Kunciin iyo Kundiid dadka reer muqdisho o u arkayay fananda wadaniyad ah ahna fananad qaran Waxa ay u janjeersatay dadka radinaya kala qobqobnanata somaliyed ayada goor dhow qaday heesta sanad guurada somaliland taasi o ay ku amaaneyso somaliland dadka reer muqdisho ku edeyeen in ay tani tahay mid meel ka dhac ku ah sharafka iyo sumcada Fananada sida waxa yiri mid kamid ah dadka aadka u tagijiray fananada Dadka reer muqisho ayaa fananada ku eedeyay in ay ka leexatay wadaniyadi lagu yaaqanay ayada oo aheyd mid dadka ku bararujin jirtay in wadanka wax loq abto somali ay hishiso dhiiga aan la dadin balse hada noqotay mid daneyneysa kala qob qobnanta somaliyen sida waxa yiri Maxamed Xasan Cali ( yarisow) oo ka mid ah tageyrayasha fananada Maryan mursal ayaa ka mid noqotay dadka raadinaya gooni isku taga somaliland ayada oo shegtay in somaliland ay ka so baxaday shurudihi looga barna wa sida ay hadlka u dhigtaye Dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 12, 2009 shame on her. she has forsaken her high status upon somalis for money. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 12, 2009 Waxaa la yaab leh. I haven't seen Hadraawi wearing the flag she was wearing...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 12, 2009 looool who cares she is a somalilander now.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 12, 2009 lol...xaaji...iska dhaadhici...xoogaa markii heesaheeda la soo gato iyadoo dhahaysa waan khaldamay oo dhulku ma kala go'i karo ayaan ku tusaa Insha Allaah! You know what dhibka idin haysta...qofkii Hargeysa inuu hargo ka soo gata raboba oo doonaya inuu galoba wuxuu dhahaa S/Land halla aqoonsado adinkuna run baad mooddaan; this is business man ee riyada iska daaya plz...Soomaaliya waa mid weligeedna mid bay ahaanaysaa insha Allaah, waan u jeedaa oo waad is cuqdadayseen waana iska caadi ee Caasimadda iyo Madaxweynahaba qaata dadkiinnana dhinac ka raaca! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 12, 2009 Dee haday no heesto idinka halkee idin xanuunaysa imisa dad ba oo heesa somalia calankooda Somaliland wa miid anga anu samaysanay oo rabna oo dadkeedu rabba oo anu ka raalii nahay marka wax fahma.. abwaan sxb anagu kursii idinka ma rabno madaxweyne idinka ma rabno boqor idinka ma rabno caasiimad idin noqon mayno , iska kaya nabad galiya uun intaa la idinka waayii lahay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 12, 2009 masha'allah quruxbadana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 12, 2009 Originally posted by somalipride: :confused: Great init. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 12, 2009 Flip Flopping sure is Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted June 12, 2009 Naq Raac bey uun aheyd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 12, 2009 This woman is not politician, niether is she making a political statement here or will have the capicity to grant recognition to SL. She is there only to do business, let her do business... As for wearing that flag, it is not a big deal, how many times do we wear flags from different countries for other reasons... Look at all of the business shops and Maqaaxiyaha Somalida they all probably have all kinds of Somali regional flags... Business is business abti, when you have got to sell something then you have got to sell it, ask the sales people and they will tell you... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted June 12, 2009 Markay ugu soo heesaan Maryan inay madow dahay ******* tahayna ma ogtahay, ayay wax ku soo qaadan doontaa, oo ay fanaanimadii somaaliyeed ku soo noqon. Ileen Clan landersku Luqad gooniya ooy ugu heesto malee, iyagu ilayn waa Soomali shaashowdaye. Shame on you Yaa Maryan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted June 12, 2009 Her 2 sons Kun La ciil and Keynadiid were both dere MARYAN AND ISMACIIL Wellcome back home Maryan, she promised to build a school in daami area of Hargeisa "Somaliland nabadgalyo ayay samaysatay meel kasta oo Soomaaliya ka mid ah oo nabad samaysata Iskuulo iska daaye Qasriyo ayaanu u dhisaynaa." ayay tidhi oo ka mid ahaa hadaladii Maryan Mursal. Her fans more fans Abwaan Axmed Saleebaan Bidde iyo Fanaaniin kale oo ciyaarta Hiddaha iyo Dhaqanka ku soo Dhawaynaya Maryan Mursal Ciise C/nuur Allaale was also there source and here Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted June 13, 2009 From teh amount of attention she received I can predict more fanaaniin following in her footsteps.. She was welcomed like the superstar she is.. Wasiirka hidaha iyo dhaqanka iyo Maryan Quote Share this post Link to post Share on other sites