Thankful Posted February 11, 2010 Originally posted by Oodweyne: ^^^Well, still, all the same, regardless of which side he may decide to "jump" , at any future day, surely, you do know, as Mr. Qudhac was alluding to, that what matters at the end of the day, is that you do "control" the area itself; or putting it another way, you do have the said "borders" under your lock. Hence, his would-be "political contribution" to any side he choose to give to, at least from here on out, will be irrelevant, in the extreme, indeed. Don't you see that political logic? Lascaanod Control and Borders under lock? Did you miss this video? A reporter had to enter the city in the cover of darkness under heavy militia protection and could only stay there for a couple hours. You call that control? Where are the crowds coming out waving the NW Somalia Flag? If a reporter takes this much precaution and protection to enter a city; the control you have is very limited. No wonder Riyaale has never returned to the city! This video expose the lies about how much control there really is, everything depends on warlord Habsaade and that's it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 11, 2010 Originally posted by Che -Guevara: If anyone plays victim within Somalia, you well know who. In deed!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 11, 2010 Macno Yare & Oodka waa predictable Shaalalkii garaadkay holhol ka qaadateen bay dawladnimo moodeen, Qusuusidaa ka shireysa nimankan, haa loo kaadiyyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 11, 2010 If it takes few bucks for the control of Sool and Sanaag, then it sure is good deal for Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 11, 2010 Wasiirka Cadaalada Casoowe iyo Xaabsade oo booqday xabsiga Laascaanood,iyo ciidan isku sigtay. Warkii 11-Feb-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News desk Laascaanood-Waxaa manta booqasho ku tagay Xabsiga wayn ee magaaladda laascaanood Wasiirka Cadaaladda Somaliland Casoowe Xasan Bisaas iyo Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade,iyagoo halkaas u tegey inay indha-indheeyaan xaalada xabsigaas,iyo sida uu u shaqeeyo. Hadaba Markii waftiga wasiirku Galay Xabsiga, si uu u eego xaalalda nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka ku xidhxidhan xabsiga dhexe ee magaalada, maadaama uu wasiirku yahay wasiirkii cadaalada,ayaa waxa xabsigii si lama filaan ah u yimid ciidan ka tirsan ciidanka Somaliland,kuwaasoo wata gawaadhida tiknikada,iyagoo sida la sheegay u qaatay in maxaabiista la sii daynayo,kuwaas oo ay ku jiraan rag ku eedaysan dilkii taliyihii qaybta 12-aad oo ku dhintay qarax ka dhacay magaalada. Ciidankaas ayaa waxa ay gawaadhidda gaashaaman ku gooyeen albaabka hore ee Xabsiga iyagoo sheegay inaan cidina ka baxayn cidina gelayn xabsiga,iyadoo halkaas ay horay ugu sugnaayeen ciidanka asluubta oo sugayey amniga xabsiga. Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay. Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan. Kadib markii ay arkeen wasiirka iyo Siyaasi ahmed in xaalku marayo meel xaasaasi ah,oo ay mudo saacad ah ka shaqaynayeen nabad iyo in xaaladu ku soo noqoto si caadi ah, ayaa ciidankii codsaday in loo ogolaado inay xeradoodii ku noqdaan,kadib markay arkeen cududa ciidan ee ku hareeraysan. Maraan ciidanka Xabsiga qaar ka mid ah khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa waxa uu noo sheegay in masuuliyiintani ay booshadoodii sii wateen, ilaa ay dhamaan maxaabiistii iyo jeelkiiba soo wada mareen,waxayna maxaabiista ka waraysteen xaaladahooda caafimaad iyo nololeed. Wasiirka ayaa u yeedhay taliyayaasha ciidanka,isagoo ka codsaday in ciidankaas talaabo laga qaado,mar danbena aan lagu arag gudaha magaalada,iyagoo raaligelin ka bixiyey falkaas ay ku kaceen.Taliyayaasha ciidanka ayaa cudur daar ka dhigay in ciidanka si khaldan wax loogu sheegay,oo aanay ogeyn booqashada waftiga wasiirka cadaalada. Afnugaal News desk info@afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 11, 2010 wallee nimanka waqooyi waxbay galabsanayyaan dadkiiba xabsi bay ka buuxaan baa la leeyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 11, 2010 ^Not only that but tribal justice in place Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay. Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan. Xaabsade car baa layiri Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 11, 2010 ^^Xattaa Jacayl baro ayyaamahan waa wel-welsanyahay sidiisii bashaash uma aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 11, 2010 Xiinfanin wax walba wa dhag dhag laascanood wasiirki arimaha gudah ayaa hotel xamdi jooga Magaalada camaradooyin ba lugu xidhaya siidan wararka ku hayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2010 Waar anigu beri horaan kuu sheegay ,,,, waxaan ku mashquulsanahay soo dhowaynta garaadada ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 12, 2010 ha i qodqodina nimanyahow ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites