Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade

Recommended Posts

Thankful   

Originally posted by Oodweyne:

^^^Well, still, all the same, regardless of which side he may decide to
"jump"
, at any future day, surely, you do know, as
Mr. Qudhac
was alluding to, that what matters at the end of the day, is that you do
"control"
the area itself; or putting it another way, you do have the said
"borders"
under your lock.

 

Hence, his would-be
"political contribution"
to any side he choose to give to, at least from here on out, will be irrelevant, in the extreme, indeed.

 

Don't you see that political logic?

Lascaanod

 

Control and Borders under lock?

 

Did you miss this video? A reporter had to enter the city in the cover of darkness under heavy militia protection and could only stay there for a couple hours. You call that control?

 

Where are the crowds coming out waving the NW Somalia Flag? If a reporter takes this much precaution and protection to enter a city; the control you have is very limited. No wonder Riyaale has never returned to the city!

 

This video expose the lies about how much control there really is, everything depends on warlord Habsaade and that's it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macno Yare & Oodka waa predictable

 

Shaalalkii garaadkay holhol ka qaadateen bay dawladnimo moodeen,

 

Qusuusidaa ka shireysa nimankan, haa loo kaadiyyo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Cadaalada Casoowe iyo Xaabsade oo booqday xabsiga Laascaanood,iyo ciidan isku sigtay.

Warkii 11-Feb-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News desk

 

Laascaanood-Waxaa manta booqasho ku tagay Xabsiga wayn ee magaaladda laascaanood Wasiirka Cadaaladda Somaliland Casoowe Xasan Bisaas iyo Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade,iyagoo halkaas u tegey inay indha-indheeyaan xaalada xabsigaas,iyo sida uu u shaqeeyo.

 

Hadaba Markii waftiga wasiirku Galay Xabsiga, si uu u eego xaalalda nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka ku xidhxidhan xabsiga dhexe ee magaalada, maadaama uu wasiirku yahay wasiirkii cadaalada,ayaa waxa xabsigii si lama filaan ah u yimid ciidan ka tirsan ciidanka Somaliland,kuwaasoo wata gawaadhida tiknikada,iyagoo sida la sheegay u qaatay in maxaabiista la sii daynayo,kuwaas oo ay ku jiraan rag ku eedaysan dilkii taliyihii qaybta 12-aad oo ku dhintay qarax ka dhacay magaalada.

Ciidankaas ayaa waxa ay gawaadhidda gaashaaman ku gooyeen albaabka hore ee Xabsiga iyagoo sheegay inaan cidina ka baxayn cidina gelayn xabsiga,iyadoo halkaas ay horay ugu sugnaayeen ciidanka asluubta oo sugayey amniga xabsiga.

 

Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay.

 

Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan.

 

Kadib markii ay arkeen wasiirka iyo Siyaasi ahmed in xaalku marayo meel xaasaasi ah,oo ay mudo saacad ah ka shaqaynayeen nabad iyo in xaaladu ku soo noqoto si caadi ah, ayaa ciidankii codsaday in loo ogolaado inay xeradoodii ku noqdaan,kadib markay arkeen cududa ciidan ee ku hareeraysan.

 

Maraan ciidanka Xabsiga qaar ka mid ah khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa waxa uu noo sheegay in masuuliyiintani ay booshadoodii sii wateen, ilaa ay dhamaan maxaabiistii iyo jeelkiiba soo wada mareen,waxayna maxaabiista ka waraysteen xaaladahooda caafimaad iyo nololeed.

 

Wasiirka ayaa u yeedhay taliyayaasha ciidanka,isagoo ka codsaday in ciidankaas talaabo laga qaado,mar danbena aan lagu arag gudaha magaalada,iyagoo raaligelin ka bixiyey falkaas ay ku kaceen.Taliyayaasha ciidanka ayaa cudur daar ka dhigay in ciidanka si khaldan wax loogu sheegay,oo aanay ogeyn booqashada waftiga wasiirka cadaalada.

 

Afnugaal News desk

 

info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Not only that but tribal justice in place

 

Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay.

 

Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan.

Xaabsade car baa layiri :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this