Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Boycott Xabashi companies

Recommended Posts

Americans give refugee status. You can go get food stamps and on the way have a nice get together at a hall full of somalis and yell and scream how bad America is while feeding your toddler food bought by the food stamps provided by American tax payers.

 

Ethiopia don't give food stamps and if you dare yell and scream Ethiopia is bad they'll shoot you. Therefore boycott Ethiopian goods but leave Americans alone

Share this post


Link to post
Share on other sites

that is coz u live in America miyaa ,,,,, cheap excuse iga dheh

 

 

and who is bombing the civilians in Somalia along with ethiopians ?? or you forget everything else as long as you can get some food stamps

Share this post


Link to post
Share on other sites

Americans,TFG, Ethiopians, Al Shabab, Eritrea, ICU are bombing the civilians in Somalia. :(

If you want boycott then boycott all but the questions is are you going to boycott the food stamps and the green card? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Casiirkii iyo sharaabkii Galbeedka intee ka dhargeen ayee afleeris laso taaganyihiin, damiir iyo mid Soomaaliyeedba midna quseynin.

 

Qosol gariir iyo milaa yacni aan loo joogin lasoo shirtagayaan. Waa gartooda, dadka la xasuuqaayo hal uguma jiro, otherwise they would have sung another tune had it been that.

 

Iska cuna xalwadiina iyo caba sharaabkiina in Galbeedka.

 

Keep the good efforts, namely C/risaaq Xaaji Xuseen [a respected elder], C/raxmaan Ibbi, Sakariye Xaaji, Fowsiya Max'ed and anyone ka qeyb qaatay, ka qeyb galay shirkaas. Keep the Soomaalinimo torch alive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Keep the good efforts, namely C/risaaq Xaaji Xuseen [a respected elder], C/raxmaan Ibbi, Sakariye Xaaji, Fowsiya Max'ed and anyone ka qeyb qaatay, ka qeyb galay shirkaas. Keep the Soomaalinimo torch alive.

Indeed, am sure they are patriotic same as you are.

C/risaaq Xaaji Xussen on the record encouraged in finding peacefull solution to the Sool conflict , and I think you agree with me there is considerable Ethiopian influence in both regions. Plus he has extensively since the formation of the TFG attended gatherings in support of it.

Sakariya on the other hand is campaining for Tanad educational and social development while he is at the forefront of declaration of war against the Ethiopians in Bakara square-mile which has seen destruction of hospitals and schools not metioning the human catastrophe resulting from it.

Ibbi was one of the orchestraters behind the downfall of Abdiqassim's TG which was replaced with the Ethiopians backed TFG.

MMI sxb patriotism does not work both ways. I agree with you the genuity the fight against the Xabashi, but I differ with you the hypocrit charecters you put forward as patriots.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Sawiradii shirka.

 

25no1.jpg

 

25no6.jpg

 

marti.jpg

 

Warbixin dheer iyo sawiro badan oo kale,
ka aqriso, kana fiirso.

Enjoying the American life iga dheh ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi ka socda Isbaheysiga Dibuxoreynta Soomaaliya oo Mareykanka kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Mareykanka

 

Kieth%20Allison%20iyo%20wafdiga%20isbaha

[Not the lapel pin miniature flag on Rep. (D) Keith Ellison; he is appreciating Soomaalis who voted him in droves.]

 

DONALD%20BAYNE%20iyo%20wafdiga%20Isbahay

 

Senator%20Coleman%20iyo%20Xubnaha%20isba

 

Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa waxay booqasho ku tageen Dalka Mareykanka, halkaasi oo ay kulamo kula qaateen Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Mareykanka oo kala ah Donald Bayne, Keith Ellison, Maxine Waters, Norm Coleman, Senator Amy Klobuchar iyo Senator Mark Dayton iyo madax sare oo ka tirsan xafiiska Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka (State Department).

 

Intii ay socdeen kulamada labada dhinac dhexmaray ayay xubnaha ka socday Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya waxay u gudbiyeen Xildhibaanada Mareykanka Dukuminti maqal iyo muuqaal ah, kaasi oo ku saabsan xaaladda uu haatan ku sugan yahay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan dhibaatada ka taagan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

 

“Dhamaan kullamada ay la yeesheen madaxdaas waxay u gudbiyeen dekumenti MAQAL IYO MUUQAAL ah oo la xiriira xasuuqa loo gaystay Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka laga barakiciyey guryahoodii iyo bililiqada loo gaystay hantidii shacabka oo laga dhigay wax la bur buriyey iyo wax loo rartay suuqyada Addis Abbaba” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed uu soo saaray Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.

 

Xubnaha ka socday Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo kala ah Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) oo ah Kaaliyaha Guddoomiyaha Isbaheysiga iyo Drs. Fowsiyo Maxamed Shiikh oo ah Xoghayaha Xuquuqul Insaanka iyo Danbiyada Dagaalka ayaa sidoo kale mas’uuliyiintii ay la kulmeen waxay kala hadleen sidii ay Dowladda Mareykanka gacan uga geysan lahayd in Ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxaan Dalka Soomaaliya.

 

“Madaxdii ay la kulmeen oo dhan waxay aad uga xumaadeen xasuuqa waxashinimada ah ee lagu hayo Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan markey arkeen sawirrada dadka lagu laayay dagaallada sida Haweeneydii medka ahayd ee la arkay iyadoo uu nuugayo canugeeda oo labo bilood jir ahaa” ayaa mar kale lagu yiri Warsaxaafadeedka uu soo saaray Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, kaasi oo uu HOL soo gaarsiiyay Saleebaan Colaad Rooble oo ah Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Isbahaysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeedkan ayaa sidoo kale lagus heegay in xubnaha labada Aqal ay sheegeen in ay dowladda Ethiopia sharci darro ku soo gashay Soomaaliya, ayna tahay wax maanta lala yaabo in qarniga 21aad ay dowlad Afrikaan ah ay ku duusha dowlad kale oo dariskeeda ah, isla markaana ay xasuuq ka geysato.

 

Ugu dambeyntiina, Masuuliyiinta ka socotay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay kulan la qaateen Garyaqaanno ku xeel dheer arrimaha Xuuqul-Insaanka, kuwaasi oo ay u gudbiyeen Gal ay ku qoran yihiin Dad loo heysto in ay Xasuuq ka geysteen dalka Soomaaliya.

______________

 

War warbaahineed soo saaray Saleebaan Colaad Rooble, Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Isbahaysiga Dibuxoreynta Soomaaliya

 

Email:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

The list of bloody hypocrites

 

1)C/rashiid Macallin Faarax

2) C/risaq Xaaji Xuseen

3)Prof. Xasan O. Mahadallah

4)Sakariye M. Xaaji Cabdi (he is also a buffon)

5)Prof. C/raxmaan Xaaji Aaden Ibbi (fow-fowle)

6)Fowsiya Maxamed Sheekh

7) Ahmed and Abdi Samatar

and the list goes on.....

lool, Juje now don't get sacked Ibbi what did you call him is your paymaster now & Fowsiyo is one of your ministers. In your own words these two hypocrites are closest allies Sharif Hotel has. What does that make him? :D

 

MMA how is your anti Ethiopian stance going now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I was and still am anti-Xabashi. Were you?

 

And unlike, again, someone whose only shaky politican opinion is shaped by an octogenarian forced to spend his last days in the deserts of Yeman.

_______________

 

DONALD%20BAYNE%20iyo%20wafdiga%20Isbahay

 

This image needs to be reposted. Someone might not be happy to see it again. Or it could be an irrelevant, meeting a 'minor' representative. But when he meets Faroole, it is all hoopla.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this