Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: The New Cabinet (Announced)

Recommended Posts

NGONGE, faaladaydu waa qotto dheertahay waziirada siilaanyo anigu ka hadli mayo waayo ma habboona in odoga wax walba lagu qabsado . waxaan sugnaa waa arrinka taariikhii ee diyaaraddii bartanka hargeysaad la suray, ee caruurta loogu sheekeeyey qoloda koonfureedba nagu gumaaday iyo afkaartii ka dhalatay siduu u xallin lahaa baan odoga ka sugaynaa taa weeye tan ama kor u qaadaysa ama hoos gelinaysaa,

 

war ma garankartaa waxaan ka hadlayo mise sidaadii baad hal dheg wax ku maqashaa?

 

xaaji xunduf, ninkaasi ma reer gaboosihii reer muduga ahaa baa wax u galeen :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Badow! :D

Kii diyaaraddii xambaaray oo ilaa bartanka hargeysa dhigay Siilaanyoo aha. Kan caruurta Somaliland ka dhadhiciyay, isla Siilaanyoo ahaa. On this point and in this area I am much closer to the source than the guru and have seen it with my own eyes and heard it with my own ears. Muranka jooji warya. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^NORTH, ngonge afkii soomaaliga kaa badi

 

:D:D:D @NGONGE

 

awrku ku kacsanayey ee odogu waa conflicted on the whole concept, and you know it if you have been close to the source as you claim :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfanin war wa nin dhan oo suldaan ah Ma xassan tarabi banad aqoon waxay ilmadeer ahayeen Qawdhan ducaale suldaan Iyo Suldaan Nuur dhago cun etc

 

Dr gaboose waxay is xigaan Halyeygi Xaji Muse farax igare kaasina ma gabyi jirin lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool@kaasina ma gabyi jirin

 

ina igare soo kii dilaalka ingiriiska ahaa ee sayid maxamed Oodweyne ka cayrsaday maaha? soo kii diyaaradihii boqorada hooskeeda harsan jirey maaha oo ragguusan layn dhaawacooda ka dul heesi jirey :D

 

xaaji, gabayga xiniinyaa dhex fadhiya, weliba kuwii reer muduga bay u egyihiin

 

edit:

 

xaaji weligaa ma maqashay ina muumin jahanamo, iyo dile jiire nuur, iyo kii inaa qoora madow ahaa ee markay duuleen baladu dhacday

Share this post


Link to post
Share on other sites

haa ina igarre wa ninki darawishta bacsan jiray geela ka dhici jiray wa ninki ay ku magac baxday iskaaa hadloooow ina igarre , cadan buu askari ka ahaan jiray marki danbe intanu ku biirin ciidanki Camel Corpska ayuu abaandulle u noqday the risaaldr. Ninkaso gabyi laha waleh taarikh buu ka tagi laha ka sii badan intaynu imika ka hayno,, Jiiro Nuuur baan ka gartay ragaas kaasa gabayada sii fiican u tuuur tuuri jiray , Nin cidahayaga bey isku gabyi jireen , dadka gabya waxay u badanyihin hawdka somaliland iyo dhanka iyo buhoodle iyo qollada dhagaxbuur fadhida , waliba kuwasa geeraarka ku xajiya , reer mudug markay gabyayan inay heesayaan baad mooda lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji xunduf, ina igare maad inaga daysid, sida taariikh du warisay wuxuu shaqo ka bilaabay dekeda berberaad oo wuxuu ka mid ahaa raggii gabdhaha cadcad ee ciidanka ingiriiska ahi lugaha qoortooda ka ridanjireen oo duud xamaalka ahaa. waagii danbena rabbaayadnimadiisa saraakiisha ingiriisku la cajabay oo waasagii u dallacay inuu ragga duula raaco oo xoolaha sayidka wax kasoo xado... :D

 

awoowe waaga reerka ma saraakiil badnayn oo markay arkeen ina igare oo dhar kii ingiriiska u eg qaba bay belo moodeen, oo waa idinka ilaa maanta ina igare generalka u qaba :D

 

xagga gabayada waa runtaa oo dhankaasaay u badnaayeen, laakiin gabaygu sidiisaba waa raganimo hadashay, reer mudug ana inay rag yihiin laguma murmin, iintoodu waa in xiniinyuhu mar mar gubaan oo soo dhaafaan :D

 

xattaa bal gaboose eeg, asagoon lahjadii si fiicanu baran buu waziir helay, Oodweynena afkii boqorada asagoo aad u yaqaan buu weli London ka murmaa:D ...waa sababtuu u caarido Dr Gaboose

Share this post


Link to post
Share on other sites

War maha Risaaldrku wuxu aha Expert military warfare fahmi kare qaabka ciidan , ina igarre isago laandhere ah wa halki cowke eh lol Military uniform xiidhan oo hubka Beelahay ay tolka yihin u qeybin jiiray sii ay dadka kale iskaga celiyaan , ingreskuna berbera wu fadhiya laakin ciid qaad qaadi jirtay ma jirto halkisasu iska joogi jiray badahasu iska ilaalin jiray ma ingrees ba wakhti u haya in dad qaad qaadan war Yemen iyo hawlahooda bey halka ka dawanayeen haade ina cabdilla xassan xoolaha ina igarre dadkisu dhici jiray isna w aka so dhaca jiray intasey ahayd lol Ama af ingreesi ku hadal siiida oodweyne ama af talyaani ku hadal sidi nur cade xoolahaga wala so dhaca by any means necessary niyo ta reer muduga Niyo tooda wa mid cajib ah wa ummad aad u indho adag afsomaligoodu na wa tii cabdilahi yusuf Dr gaboose dee wuxu wasirnimada ku heley Mujaheed wax bartay weye waba doctor eh

inkastow reer hargeysa ka maadeystaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji xunduf miyaadan aakhira lahayn ninyahow, goorma ina igare khabiir caskari ah noqday , maxaadse u inkaraysaa sawirada berberaad oo gabadha cadi dhowrka ninoo somalida ah lugaha kakala ridatay oo sida awr ay leedahay u rukuubtay miyaadan araga ninyahow :D

 

midda kale goormaa Dr. Gaboose mujaahidka noqday ma dagaalkii beder buu galay mise kii uxud ,sow kii maxamed siyaad subaxda wadnaha iyo madaxa ka taabanjirey maaha oo dhaqtarka gaarka ah u ahaa, soo tii la aaminay oo uu sida xeesha dheer ina siyaad u baxnaanin jirey

 

midda kale xaaji wax walba ma ka murmaynaa dadka tiradooda sow tii ingiriisku tiriyey maaha oo ina igare reerkiise kan sayid maxamed barkii noqday

 

Dr. Gaboose waa biyihii Galkacyaad soo cabay reer waqooyigana mar dhow way la yaabi doonaan waxa gubayana ma garan doonaan, waase leader garka la baxay oo xukun u muuqdo

Share this post


Link to post
Share on other sites

War hee dhe Al xaaji muse farax igare wuxu aha askari cadan intanu noqon risaaldr xita India bu ka shaqeyn jiray oo uu gudoomiya degmo ka aha war ninkan Wa Nin khirbad u leh ciidanka iyo arimaha dagaalka Ingreesku waxay u yaqanin muse farax igare The highest ranking Somali Offical In the colonial empire wa hadalkoodi iyada hadalka sida u dhigay :D

 

Mida gabadha iyo waxan la qaad qaadayo war waxas waxba kama jiran maha berbera mala wa dhanka iyo lasqoray xiinfanin wuxu ka dhigay ingreesku inu berbera uun haystey war waxa ahayd dhanka iyo seylac iyo xeebaha awdal ama meeshi maxamuud ali shire ileen ingreesku dhulkayaga uun kuma dhamayn eeh lol

 

War dr gaboose 1988 wuxu ku biiray Daariiqadiii SNMta isaga iyo selebaan gaal markasey snmta ku biireen ta labad dr gaboose dee maha dakhtar caadiga ah wa dakhtarka maskaxda wa dakhtarka sheekeya , maha kan dadka gu gujia eeh ta tabta

 

War niyo tiiro yaa ka hadlaya ama badnow ama yarrow waxba no samayn meyso anaga , anaga ba laga yaaba ba inanu ugu badanahay somalida , ileen dadka la isku ma tiirin eeh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D:D:D

 

xaaji xunduf, waa raggeedii

 

laakiin fiiri, adduunku waa isbedelay ee waagii sayidku noolaa dhulka waa lakala danbeeyey oo isku dhex yaacaan ma jirin, nin ingiriiska hoos gala, mid boqorka bari magangalyo weydiista iyo mid hobyo aad, miduu gaari waayey oo galgaduud u cararay baa dadku ahaa ninyahow . xaaji ina igare reerkiisu qolodii ingiriiska hoos gashay ee dharka ciidamaa rukuubka loo geshay baa ahaayeen weliba kooxda hawdka xigta :D

 

midda kale ninyahow wax walba ma iska sheegaysaa, mohamud ali shire saw tuu baarqabka ahaa, oo seefta cad watay maaha goorma ingiriis dhulkiisa degey, maray wada hadleen oo waraaqo mindhaa boqorada is dhaafsadeen waa laga yaabaa inay jirtey , laakin malkadiisa cidna uma uu ogelayn xatta boqorkii baargaal baa tegi waayey waabase gabar cad oo ninay dusha ka fuusho rabta

 

waryaa intaa ha noo joogto, ngonge waa horuu xanaaqi lahaa, adaa ka fiican waa tuu qalin biiruhu iga jabaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

war niyo awoowga ina cabdilla xassan wuxu doonayey inu cashuur naga qaado si u inankisa inankisu u xaji xunjuf kula kaftamo oo u yidha awoowgay ba awoowga cashuur ka qaadi jira anagu wanu ka diidnay Muse farah igarre oo faraskisa saaran oo af carabi iyo af ingrees mix heeseya ayaa ina cabdulla xasan ku duulay :D ama suit ha xidho ama dreys ha xidho , sayidku ba dhar cad bu xiidh na lol

Waliba waxa jirtay cashuurta ina cabdilla xassan intanu ka diidnay ayanu waxanu xita ka diidnay cashuurti caarsha dheere gaalki ingreeska markasanu waliba dilnay giiib markasanu ka bixinay mag :D ingrees carre sidasey u shaqeyan camo :D markasay cuqaashi isku qabsadeen war gaalka imisa laga bixiya horta :D

ina cali shire na isna ingreeska aad bay u saaaxib ahayeen isaga fasixisi ugu danbeye seyshels bu ku qaatay Horta ninkaasi suldaan wa u eeka royalty ragga lama caasiyo Nin Boqora wa u eeka laakin wuxu iska caashaqay uun title ka sultan of somaliland wuxu na ka cadhooday ninkasi marki ina cabdila xassan u magacabay silanyo awoowgi ibrahin boghol governatorihi lasqoray , markasu suldaanku cadhooday , laakin titleka somaliland aad bu jecla , maantana xudeeydi somaliland wu ka carara :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Jacaylbaro:

Here is the complete list:

 

1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar

 

2. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose

 

3. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi

 

4. wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid

 

5. wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam cabdi aadan

 

6. wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. sacad cali shire

 

7. wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen muxumed maxamed

 

8. wasaarada gaashaanka dhiga Axmed xaaji cali cadami

 

9. wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed

 

10. wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed xaashi odey

 

11. wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq ibraahim maxamed

 

12. wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil muumin aar

 

13. wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil c/laahi axmed

 

14. wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan maxamed jaamac

 

15. wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed yaasiin xasan

 

16. wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. xuseen cabdi ducaale

 

17. wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed xaashi madar

 

18. wasaarada beeraha Prof. Faarax cilmi mahamoud

 

19. Wasaarada warfaafinta C/laahi jaamac cismaan geel jire

 

20. wasaarada duulista iyo hawada Maxamuud xaashi cabdi

 

21. wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil

 

22. wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed yoonis cawaale

 

23. wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha cismaan garaad soofe

 

24. wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka cali cabdi saa’iq

 

25. wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada warsame siciid cabdi

 

26. wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka nimco xuseen qawdhan

Ilaahay ha idin garab galo.

 

 

Originally posted by Oodweyne:

That is the only
"minus" that I can think of in here. But, still, the buck stops at the top (as
Mr. Truman
of the
US
once famously said it); and therefore, lets hope,
president Silanyo
will be both a hands-on chief-executive in here as well as the "guiding philosopher-in-chief" for his "mix-bag-of-ministers".

Agreed. Let’s hope Saylici and Directors of ministries deliver. The parliamentary committees too should take the maximum opportunity to scrutinise things.

 

Having said that, I think a golden opportunity has been missed for a ministerial post for reer Daami. This would have sent an up-lifting message to all the young people in this marginalised community. Is there not a single man or woman talented enough for one of the 20 slots? Well, let’s hope Kulmiye leadership honour the promises in their manifesto regarding this community.

 

PS Viagras are on me but no honeymoon period for Xaaji Axmed. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this