Fiqikhayre Posted December 10, 2006 Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee DGPL oo soo saartey Wareegto Garoowe:- Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee DGPL ayaa soo saartey maanta dikareeto ku socota Culumada Puntlland ku sugan. KU-DHAMAAN CULUMADA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAN OG.-MADAXTOOYADDA DGPL UJEEDDO.- FIDINTA DACWADA & DllNTA ISLAAMKA Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee Dowlad Goboleedka Puntland waxay halkan ugu soo gudbinaysaa culumada iyo dadwaynaha reer puntland nidaamka fidinta dacwada iyo diinta islaamka. 1- Waxaa lagu wargelinayaa Dhamaan culumada diinta islaamka ee dowlad goboleedka Puntland In ey xor u yihiin fidinta diinta islaamka , farida samaha iyo reebida xumaha ee dadwaynaha islaamka ah ,taasoo ah waajib Muqadas ah 00 laga rabo qofkasta 00 aqoonteeda diineed leh. 2- Waxaa reeban wax kasta oo keeni kara amni daro iyo xasi loone la'aan saamaysa dhamaan gobolada puntland. 3- Dhamaan dadwaynaha reer Puntland waxaa xil kasaa-ranyahay iney kawada shaqeeyaan amniga iyo xasiloonida, cidii ku xad gudubtana iska qabtaan. Fiiro gaar ah: Waxaa wasaaradu burinaysaa wixii warar ah ee ku saabsanaa arimahaan ee ka horeeyey wareegtadaan. WADA SHAQAYN WACAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 10, 2006 ^^^ Thanks for the update mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites