Sign in to follow this  
Fiqikhayre

PL-Press release

Recommended Posts

Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee DGPL oo soo saartey Wareegto

 

 

Garoowe:-

Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee DGPL ayaa soo saartey maanta dikareeto ku socota Culumada Puntlland ku sugan.

geesood.jpg

 

awaafta1.jpg

 

KU-DHAMAAN CULUMADA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAN

OG.-MADAXTOOYADDA DGPL UJEEDDO.- FIDINTA DACWADA & DllNTA ISLAAMKA

 

Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Aw-qaata ee Dowlad Goboleedka Puntland waxay halkan ugu soo gudbinaysaa culumada iyo dadwaynaha reer puntland nidaamka fidinta dacwada iyo diinta islaamka.

 

1- Waxaa lagu wargelinayaa Dhamaan culumada diinta islaamka ee dowlad goboleedka Puntland In ey xor u yihiin fidinta diinta islaamka , farida samaha iyo reebida xumaha ee dadwaynaha islaamka ah ,taasoo ah waajib Muqadas ah 00 laga rabo qofkasta 00 aqoonteeda diineed leh.

 

2- Waxaa reeban wax kasta oo keeni kara amni daro iyo xasi loone la'aan saamaysa dhamaan gobolada puntland.

 

3- Dhamaan dadwaynaha reer Puntland waxaa xil kasaa-ranyahay iney kawada shaqeeyaan amniga iyo xasiloonida, cidii ku xad gudubtana iska qabtaan.

 

Fiiro gaar ah: Waxaa wasaaradu burinaysaa wixii warar ah ee ku saabsanaa arimahaan ee ka horeeyey wareegtadaan.

 

WADA SHAQAYN WACAN

 

awqaafta.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this