Sign in to follow this  
Jumatatu

How many Isin's are there in Puntland..?

Recommended Posts

Jumatatu   

Kulankii magaalada Garoowe ugu socday isimada reer Puntland oo maanta go’aano ka soo bixi doona...!

 

 

Waxaa maanta la filayaa in Go'aano ay ka soo saaraan magaalada Garowe ee xaruunta Puntland Isimadii 50 ruux gaarayay ee ku shirsanaa magaalada Garowe.Isimadan ayaa la filayaa in ay xilka u kordhiyaan maamulka ka jira Puntland ee uu horkacayo Maxamed Cabdi Xaanshi ama doorasho cusub lagu qabto Puntland ayadoo la sheegayo in doorashadu ay caqabado badani hor taagantahay sida dagaalada gobolka Sool iyo dhaqaalo xumo haaysata maamulkaasi ayadoo khilaaf ka dhex taagan yahay maamulka Puntland iyo qaar ka tirsan odiyaasha dhaqanka ee Puntland.

Dhinaca kale, garaad Cabdi Qani Garaad Jaamac ayaa sheegay in aanay jirin 50 Isin Soomaaliya.Garaad C/Qani Garaad Jaamac oo ka mid ah odayaasha sida weyn looga yaqaano gobolka Sool ayaa sheegay in aanay jirin tiro gaareeysa 50 Isin Soomaaliya iska daaye Puntland oo kaliya asagoo intaasi ku daray in kuwa ku shiraayo Garowe aanay aheeyn Isino dhab ah balse ay yahiin kuwa laga soo uruuriyay degaanada Puntland .

Garad C/Qani ayaa u muuqda mid ka soo horjeeda waxa ka soo baxa kulanka Garoowe

 

Source: Warar ku Saabsan Soomaalida: Ruunkinet, 24/11/04

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this