Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu Women’s leader reflects on her visit to Puntland

Recommended Posts

Muqdisho:”Puntland Waxaa naloo kusoo dhaweeyey si aanu ilaawi doonin”Gudoomiyaha Haweenka Banaadir.

28. oktober 2010

 

Muqdisho:(Allpuntland)-Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka Banaadir Marwo Caasho Cumar Geesdiir ayaa maanta Warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho halkaas oo ay Maanta gaartay kadib markii ay Todobaadyadii lasoo dhaafay kusugnayd Deegaanada Puntland ayna booqatay qaarkamid ah Degmooyinka kaladuwan ee Puntland.

 

Caasho Geesdiir waxay Mahadcelin balaaran usoo jeedisay Shucuubta reer Puntland & Mas’uuliyiints kaladuwan ee Puntland oo ay sheegtay in ay leeyihiin Wadashaqeyn balaaran taas oo keentay in ay Puntland gaartay Hor’umar aanan la taaban Karin.

 

Gudoomiyaha Haweenka Banaadir waxay sheegtay in soo dhaweyn aysan marna hilmaami doonin loogu sameeyey Degmooyinkii ay booqdeen,waxaana ay Amaantay ururada Haweenka ee Puntland & Wasiirada dawlada oo uu madaxweynuhu hogaaminayo,iyadoo sheegtay in Iskuduubni weyne ay Puntland ka jirto,

 

Sidoo kale Waxay Wasiirka Haweenka ee Puntland ku amaantay shirweynihii shalay soo dhamaaday ee ay agaasinta Marwo Caasho Geelle Diiriye,waxaana ay sheegtay in ay dadka reer Puntland ka go’antahay isku keenista Bulsho weynta Soomaaliyeed.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caasho Geesdiir waxay Mahadcelin balaaran usoo jeedisay Shucuubta reer Puntland & Mas’uuliyiints kaladuwan ee Puntland oo ay sheegtay in ay leeyihiin Wadashaqeyn balaaran taas oo keentay in ay Puntland gaartay Hor’umar aanan la taaban Karin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this