NASSIR Posted October 29, 2009 Originally posted by General Duke: Nassir thanks, that was indeed a good read and those who undertsand the past will master the future. Indeed brother. Waa garatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 29, 2009 Ali Adan Lord Eebe ha u naxariisto? When was he assasinated? He was pro SOmaliweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 29, 2009 Maanta Soomaalida Kenya aadbey uga hormareen Soomaalida kale dhanka aqoonta iyo dhaqaalaha. Mathalan magaalada Gaarisa waa magaalo leh jaamacado, Kuliyado, iyo private schools. Beero iyo dhaqaale kalena leh. Waxay leedahay ilaa iyo 5 laami oo magaalada Dhex maro. Dadka Northeastern faa'ido ayay u ahayd in ay joogaan meeshooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 29, 2009 Koora, Garissa waa horumartay haaheey balse markii la barbar dhigo gobalada kale ee Kenya weli aad beey u dambeysaa. Xagga wax barasha kuma xumo inkastoo Jaamacad weli yeelanin balse College leedahay (lagu tababaro Kenyaati kale instead of reer Garissa). Private school-lada (secondary and diiniba) aad iyo aad ayeey u badan yihiin. Mag aaladuna aad beey balaaratay oo wada saro dhaadheer ayeey noqotey. Laamiyadu aad beey u badan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites