Maaddeey Posted December 20, 2009 Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa sheegay in kulankan muhiimadiisa ugu weyn uu yahay is araga culumaa'udiinka, dib u eegista mirihii guushii Ahlusuna ka gaartay waxa uu ugu yeeray dagaaladii ay la galeen kooxaha Khawaarijta. Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmaya hool weyn oo laga diyaariyay magaalada Caabudwaaq, ayuu ugu horeyn sheegay ajandayaasha looga hadalayo, waxaana uu tibaaxay in qodobka ugu weyn uu yahay dar-dar gelinta dagaalada Ahlusuna kula jiraan kooxaha ka soo horjeeda ee Shabaab iyo Xizbul Islaam. Gudoonka qaban-qaabada ayaa sidoo kale sheegay in ay sii xoojinayaan maamulada Ahlusuna ka wadaan dalka, isla markaana ay bulshada qeybaheeda kala duwan u madax banaaneyn doonaan afkaartooda iyo in dhasmaha maamulahada loo madax baneyn doono dadyowga degaanada ay maamulaan. Wariyeyaal ka qeyb galaya shirweynahan ayaa sheegaya in lagu dhisi doono maamul guud oo uu yeesho Ahlusuna Wal-jameeca, ee haatan gacanta ku haya gobolada dhexe ee Soomaaliya. Guddiga loo xilsaaray shirka maanta ka furmaya degmada Cabudwaaq ayaa waxa ay sheegeen in qaban-qaabada ay si wanaagsan u socoto isla markaasna ay saxaafadda hadba meesha ay wax mareyso ka siin doonaan faah faahinta ku aadan. Ammaanka degmada Cabduwaaq ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo xitaa indho shareerka laga diiday halkaasi si aanu u dhicin qof wax qarxinaya in uusan ku soo dhex dhuumanin taasi oo ay si weyn uga baaraan dageen Ururka Ahlusna. Dalkanews.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted December 20, 2009 well obviously it wont be khayr for the shabaab saqajaamin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Junior Charles Posted December 20, 2009 ahlu ******** wal bariis. magaca fiicaan oo ahlussuna ha isku dhigto. waa jabhad qofkasti ayaa ogsoon. and i am glad shiiq sharef inuu ugu jeedhi waxeey yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 21, 2009 Well the central regions are in their hands so they have a responsibility over the land. It is really a dilemma. In terms of grassroots activism, they are something to admire but their close relationship with the Ethiopian government begs a lot to be desired. Quote Share this post Link to post Share on other sites