Sign in to follow this  
General Duke

Presient of Puntland to meet the Sultan of Brunei..

Recommended Posts

Kulanka Dubai ee Madaxweynaha Puntland & Suldaanka Brunei

 

Dubai - 14.December.2005 Suldaanka waddanka Brunei, Hassanal Bolkiah, iyo madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo labaduba haatan ku sugan magaalada

Dubai ee waddanka Imaraadka Carabta ayaa maanta wada hadal ku yeelanaya magaaladaas.

 

Suldaanka waddanka Brunei, Hassanal Bolkiah oo ay u dhammaatay booqashadii uu ku joogey waddanka Imaraadka Carabta ayaa codsaday in uu kulan la yeesho madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland iyada oo labada dhinac ay ka wada hadli doonaan xiriirka iyo iskaashiga Puntland iyo Brunei.

 

Suldaanka Brunei oo ah mid kamid ah ragga ugu maal qabeensan caalamka isla markaasna hoggaamiye u ah dal qani ku ah khayraadka dabiiciga ah ayaa haatan sida muuqata danaynaya in uu xiriir sokeeye la yeesho Soomaaliya gaar ahaan dawlad goboleedka Puntland.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this