Sign in to follow this  
General Duke

FM Hurreh Buuba visit to London...

Recommended Posts

Wasiirka Arrimahada Dibada Dowlada Fkmg oo booqday dalka Ingiriiska halkaasoo uu kula kulmay qaar ka tirsan Madaxda dalkaasi

 

 

 

Dhawaan ayaa wasiirka arimaha dibada ee dowlada Soomaaliya Mudane Ismail Mohamud Hurreh booqasho rasimi ah ku tagay London isagoo casumaad ka helay dowlada Ingriiska, casumaadaas oo aheyd tii ugu horeysay in ay dowlada Ingriiska u dirto wasiir soomaaliyeed intii ay dowladii Soomaaliya dhacday.

 

 

Waxyaalaha laga wada hadlay ayaa waxaa ugu badnaa in dowlada ingiirsku si cad ugu sheegatay Wasiir Buubaa in ay si buuxdo u aqoonsantahay dowlada Federaalka isla markaasna ay diyaar la tahay wax ala iyo wixii ay uga baahato sidaas daraadeed loo baahan yahay in la helo baahida dowlada Ferderaalka ah. iyadoo arintaas aad loogu dheeraaday isla markaasna leysla gartay dhamaan arinihii leysla soo qaaday.

 

Dhinaca kale waxaa leysla gartay in dib loo furo safaaradii soomaaliya ee london taas oo dowlada ingriisku aad u soo dhaweeysay lagana sugaayo in dowlada soomaaliya soomaga cawdo diblumaasiyiintii dhankeeda u matali laheyd, waxaa xitaa Buubaa loo soo saarar boorkii hore ee ay safaarada soomaliya lahaan jirtay taas oo layiri waxaan jeclaan laheyn in uu xiriirkaasi soo noqdo oo boorkaani dib ugu noqdo halkii uu ku dhegenaan jiray oo ah Safaarada Soomaaliya.

 

Intaas kadin waxa uu la kulmay dhamaan saxaafada wadan ingiriinska sida BBC World, Chanel 4, Tday, World service, Sky, BBC qeybta Soomaaliga iyo Carabiga iyo joornaalo kaleba.

 

Ugu danbeyti waxaa dib loogu balamay in jimcaha leys arko si wixii looga balamay loo dhameystiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Crazy guy he is but its good we have a somalilander in the goverment of somalia so we can have our influacne also over there

 

and we all know kaluun is with the wadaad its al so good we have him witht he wadaads so we somalilanders are every where just like

 

Melez zanawi is tigray and isiyas afweyki is tigray 2 couzin rulling Ethiopia and Eritrea thats our dream ooh sorry i named tribes do the admins mind or are Ethiopian tribes alowd 2 name

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this