Kamaavi Posted March 27, 2010 Maamulka Faroole oo markale Nin Ogadadeenya u dhashay gumaysiga Tigreega u gacan galiyay. March 26, 2010 (QOL) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Faroole ayaa sheegaya in ay maamulkaasu sidii caadada u ahyd gacanta cadawga Tigreega ah ku wareejiyeenNin dhalin yaro ah oo ********ya u dhashay Ninka la dhiibay oo lagu magacaabo Maxamed Ilka Case ayaa kamid ahaa dadka shacabka ah ee halkaas ka xamaasha in mudo ahna ku noolaa oo aan wax dhib ah cidna u gaysanin Kaganacsiga shacabka ********ya oo wax iska caadi ah ka noqday Gobolada W/Bari & W/Galbeed Soomaliya ayaa marba marka ka dambaysa sii kordhaysa waxaana tartan ku jira labada maamul ee goboladaas ka arimiya oo ay dhexdooda colaadi ka oogantahay isla markaasna uu midiba kan kale uga dheeree is leeyahay gumaysiga Tigreega iyagoo quud daraynaya in uu mid waliba kan kale uga dhawaado gumaysiga cadowga ah oo isagu ku guuraya maskaxda dumaayoowday ee Soomaalida si uu xoogooda u qafiifiyana isku khuukhinaya mid walbana u sheegaya in uu kan kale wax kala qabanayo. Waxaa xaqiiqa ah in aysan maamuladaasi ganacsiga shacbka ********ya guulo ku gaadhaynin Itoobiyana aysan ugu sad kordhinanaynin sidoo kale waxaa xaqiiqo ah in aysan shacabka ********ya dhibka loo gaysanayo kaga tanaasulaynin baadi goobka xaqooda godobtoodana aysan iloobaynin, hagaadho hagaadhee godobta shacabka ********ya laga galayo waa mid aan la cafiyi doonin waana mid ay cidii gashayi ka qoomamoon doonto. Isha warka! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 27, 2010 Very sad indeed, but then again its puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 27, 2010 I wonder if Maxamed Ilkacase was singing the naftii hure song when he got handed over to Ethios,, Hadii aanan soo noqon calankayga nuurow Allahayow ku nabad geli... Quote Share this post Link to post Share on other sites