Jacaylbaro Posted November 13, 2008 Abu-mansuur oo ku amray Indhacade inuu hubkiisa soo wareejiyo Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow(ABU-MANSUUR)ayaa ku amray Indhacade inuu hubkiisa soo wareejiyo saacadaha soo socda,hadii kalena xoog hubkadhigis lagu samayn doono.Indha-cade ayaa arintaas ka biyo diiday,isagoo ku andacoonaya in hubkaas ay beeshiisu leedahay,isla markaana aanu awood u lahayn inuu wareejiyo. Abu-Mansuur ayaa sida aan wararka ku helaynoku eedeeyey Indhacade inuu yahay nin qabiili ah,isla markaana uu hubka ku wareejiyo Mujaahidiinta,ka madaxa banaan qabyaalada. Qabsashada Marka ayaa timid kadib amrkii Indhacade ku dhawaaqay inuu maamul u samaynayo gobolka Shabeelada Hoose,isagoo damacsanaa inuu u dhiibo oday ay isku beel yihiin. Dadka reer Marka ayaa aad u soo dhoweeyey hub ka dhigista lagu samaynayo Indhacade oo sida ay sheegeen gaysan jirey tacadiyo ka dhan ah bini'aadamka. Indhacade ayaa la sheegayaa inuu cararkii ku galay Muqdisho. Afnugaal News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2008 Abu Mansuur waa rageedii. Even Duke should appreciate him today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 13, 2008 Hahaha Indha'adde the Mullah of the Ummah is disarmed, the JVA last man is disarmed and tamed by Alshabaab, funny brave new world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 13, 2008 ^^^Emperor, funny how all these folks used to be so big. The last JVA has fled, Nuriye was blown up. Justice is amazing. Lets hope these confused clowns also depart as fast and let locals run every village in Somalia. Hornafrik, Shabbele Radio and Co will not report this, will they today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 14, 2008 so duke you finally acknowledge that alshabaab are serving justice. Alshabab is experienced now, they know what they are doing so i trust them. They have managed to deal with all the distractions and still continue to fight tough against the invaders. the kings of the hill indeed. Way dhaqaaqday koonfurna. Quote Share this post Link to post Share on other sites