Jacaylbaro Posted July 27, 2010 GALGALA: Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa maanta waxaa uu ka Hadley dagaalkii maanta ka dhacay isagoo la weydiiyey Su’aalo badan oo ay ka midyihiin dagaalkii wuxuu ku saabsanaa maanta, nin ceynkee ah weeye Atam? Mab’da ahaan muxuu aaminsanyahay? Sheekh Maxamed Siciid ayaa sheegey in ay dadka deegaanka maanta dagaalameen oo ay dagaalka aad u taageereen. Sheekha ayaa sheegey in ay doonayaan in ay diinta ku dhaqaan mandaqada ay ku noolyihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites