Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: another basketball game - stability is here -PICS

Recommended Posts

heegan5.JPG

We have seen the beautifull Pics of the all girl game a few weeks back.

 

Now another game between two teams in the capital of Somalia. This time its an all male match. In the same arena.

 

The date is 28/12/2007 a few days back.

 

Enjoy the Pics it gives one hope. Though I know some will be unhappy at stability and peace in this wonderfull city

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciyaar Aad U Xiiso Badan - Kooxda Heegan Oo U Awood Sheegatay Kooxda Kubadda Koleyga Horseed

 

Mugadisho Sabti, December 29 2007 SMC

 

Waxaa si xiiso badan uga soconaya garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee wiilasha K/Koleyga Soomaaliyeed , ciyaar kulul oo si weyn loo dhowrayay ayaa isaga hor yimid kooxaha Heegan vs. Horseed waxaa 62-69 loogu awood sheegtay wiilasha Horseed iyadoo guushana ay la hoyatay kooxda Heegan .

 

Ciyaartan oo ka tirsan horyaalka 24-aad waxaa ka qeybqadanaya 8 kooxood oo kala ah Heegan, Horseed, Musbaax,Shacab, Shamis, Jaaliyadda Yemen, Sh-Cali Diyaar,Fero . waxaa agaasinkeeda leh Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed .

 

Ciyaaryahanada ugu cadcadaa ee sida weyn uga muuqday garoonka waxaa ka mid ahaa dhanka Kooxda Hegaan Mustaf C/Caziiz, Xasan Bille, Maxaadeey,Daadir 10,Cali Axmed, Dhanka kooxda Horseed waxaa ka muuqday ciyaaryahanada kala ah Anwar,Siid Cali, Yaxye Mandaliif, Yuusuf dheere, Xamza ,Daadir Roombo,Axmed Daahir,Saciid Bootaale.

 

" Waxaa si weyn u muuqanaaya sida aad aragtaan in ciyaaraha Kubadda Koleyga Soomaaliya in sii hormaraayaan dadweynaha taageerayaasha ahna waxay fahamsan yahiin nidaamka iyo sida loo baahan yaay in loo soo daawasho tago ciyaar wanagga , waaa ku faraxsanahay ,waa caddahay in ay dib u soo laabanayso sharaftii K/Koleyga Soomaaliya way mahadsan yahiin taageerayaasha iyo kooxaha maamuladooda . " sidaas waxaa markii ay dhamaatay ciyaarta Somsports u sheegay guddoomiye ku xigeenka XSKK Mr: Roombo.

 

Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahin Gacal (Abkoow ) Abaalduulaha CXDS Faarax Qare , mas`uuliyiinta xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad u tiro badan oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this