General Duke Posted April 9, 2007 Beelaha........ oo cambaareeyay shirka uk.. beelaha............. oosheegay shirka kasoconaayo uk uuyahay shir loogu soohorjeeda nidaamka doowladnimo iyo midka fedraaliga ah shirkaas oo aan u aragno mid dhaqaale loogu raadinaayo maleeshiyooyinka qarandiidka iyo doowladnimada somaliya. waxaan ognahay marakii ay katalinayeen kooxaha maxaakiinta lamagac baxay waxay dadka kunool shabeeladahoose udiideen in ay deegaamadooda utashadaan iyagoo maleeshiyooyinkii beelada ****** ee xooga kuhaystay ay cimaamado usaareen una daayeen meelihii ay gumeeysanjireen sidaa darteed kooxihii waxaa qabtay kutubkii ay beenta kasheegeen. warsaxaafadeedka ay soosaareen waxaa kamid ah waagii xoriyada oo laga joogo 47 kadib waxaan hada helnay nidaam federaal wali madhicin gobolada ama dagmooyinka digil iyo mirifle oo deegaamadooda kanoqda madax hadana waxaa madax kawadaah dad udhashay deegaamadaas . 1)dadka kunool dibadaha ee u dhashay digil iyo mirifle waa in ay kadhii dhiyan wajiga cusub oo uqarsoon shirka uk 2)doowlada waa dowlad soomaaliyeed oo nidaam fedraal ah 3)doowlada waxaa diidan dad aan dooneey sharci iyo nidaam 4)doowlad diid waa qaran diid doowlad xuni waxay kafiicantahay doowlad la aan 5)maxay noohayaan doowlad diid iyo dad qabiileed . sikastaba ha ahaatee shirkaas oo ay kasooqayb galeen aqoonyahano uqaal salaadiin aad ufarabadan oo lagu qabtay dagmada afgooye ayaa waxay aad utaageereen nidaamka fedraalka iyagoo meesha ku xusay aabihii nidaamka fedraalka alaha unaxariistee ustaad cismaan oo ahaa nin udhashay beelaha........ (seeq adoow amiin) Shabeeladahoose.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 waxaan ognahay marakii ay katalinayeen kooxaha maxaakiinta lamagac baxay waxay dadka kunool shabeeladahoose udiideen in ay deegaamadooda utashadaan iyagoo maleeshiyooyinkii beelada ****** ee xooga kuhaystay ay cimaamado usaareen una daayeen meelihii ay gumeeysanjireen sidaa darteed kooxihii waxaa qabtay kutubkii ay beenta kasheegeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 sikastaba ha ahaatee shirkaas oo ay kasooqayb galeen aqoonyahano uqaal salaadiin aad ufarabadan oo lagu qabtay dagmada afgooye ayaa waxay aad utaageereen nidaamka fedraalka iyagoo meesha ku xusay aabihii nidaamka fedraalka alaha unaxariistee ustaad cismaan oo ahaa nin udhashay beelaha ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted April 9, 2007 duke no big deal just tell yey to cash in some money to my account. I will gather several guys from my beel then Walaah. You report it Beshaa caloshi ushaqeyste are against the meeting held at Leicester. am waiting PS no Bir just £ or $. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 ^^^lol. Though I would not play down the significance of this report, this clan support governance end of the occupation of their lands by the likes of Abdiqasin and others. They also support the Federal charter, which they wanted even before independence.. Those are serious causes saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 Indhacadde. Waxaa ninkaan loo qaadey Xarardheere oo beeshiisa ay degantahay. Marka laga ma sugaayo Guddoomiyaheeda Hore Quote Share this post Link to post Share on other sites