General Duke Posted December 4, 2006 Baydhabo: Dikreeto lagu mamnuucayo gaadiidka ka yimaada Muqdisho inay galaan Baydhabo oo soo baxday. Isniin, December 04, 2006 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidka ka yimaada magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. Awaamiirtan oo kasoo baxday maamulka degmada Baydhabo oo dhaqan galaysa maalinta bari ah ayaa timid saddex maalmood kadib oo qaraxyo ka dheceen magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha degmada Baydhabo Axmed Maadeey ***** ayaa sheegay in dhowr fal oo is miidaamin ah ay ka dheceen gudaha magaalada Baydhabo , gawaarida qaraxa gaysatay ayuu sheegay in loo badinayo inay ka yimaadeen magaalada Muqdisho. " Marka uu go'aankan dhaqan galo maalinta bari ah , wax gaadiid ah oo ka yimid Muqdishoi looma ogolaan doono magaalada Baydhabo" ayuu yiri Md: ****. Qaraxyadii khamiistii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa dusha loo saaray maxkamadaha Muqdisho, inkastoo ayaguna ay beeniyeen. 18kii bishii September ayaa madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf uu ka bad baaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. CCC Farayaamo AllPuntland Related Articles Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 4, 2006 Gaadiidka ka yimaada muqdisho oo ladiiday inay galaan Baydhabo Last Updated::2006-12-04 19:50:53 Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda KMG ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidkii ka imanayey dhinaca magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee fariisinka dawladda KMG ayaa sheegaya in la joojiyay gaadiidkii ka imanayey dhinaca magaalada Muqdisho ee doonaya inay galaan gudaha magaalada Bayhdbo. amarkan oo kasoo baxday maamulka degmada Baydhabo oo dhaqan galaya maalinta bari ah ayaayimid saddex maalmood kadib oo qaraxyo ka dheceen magaalada duleedka magaaladaasi. Guddoomiyaha degmada Baydhabo Axmed Maadeey ***** ayaa horseednet u sheegay in dhowr fal oo is miidaamin ah ay ka dheceen gudaha magaalada Baydhabo , gawaarida qaraxa gaysatayna loo badinayo inay ka yimaadeen magaalada Muqdisho. Marka uu go'aankan dhaqan galo maalinta bari ah , wax gaadiid ah oo ka yimid Muqdisho looma ogolaan doono magaalada Baydhabo" ayuu yiri gudoomiye *****. Qaraxyadii khamiistii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa dusha loo saaray maxkamadaha Muqdisho, inkastoo ay arrinkaasi beeninayaan. 18kii bishii September ayaa madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf uu ka bad baaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. Maxamed Maxamuud welcome Horseednet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 4, 2006 government bans cars traveling from the capital Mogadishu Somaliweyn Media Center (SMC) The powerless interim government of Somalia has prohibited the luxury cars from Mogadishu to inter Baidoa, its temporary seat, for security reason after two blasts used with luxury cars rocketed at the town.On Thursday the last suicide car bomb killed at least 12 in outskirt Baidoa as the government accused the Islamists of the responsibility. Islamists denied to have carried out it. Biadoa district administrator Ahmed Madey **** has formally announced the decision in a decree he issued while he said the pronouncement will come in to a force from December fifth. “All luxury cars traveling from Mogadishu, where the Islamists based will not be permitted to get to Baidoa for security and safety anxious” Madey said. Madey said the government has suspicion over suicide car bombers may come from Mogadishu as intelligence reports showed and that is the why the government said all cars from People traveling from Mogadishu to Baidoa use Mark II model cars, the same cars used for the suicide bombings that took place in Baidoa. Some drivers have expressed concerns over the ban saying they will face difficulties because they were earning money from traveling to Baidoa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 4, 2006 Odeygi shaki baa gelay miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 4, 2006 The courts could just buy vehicle in Baydhabo or even from Ethiopia. The TFG will just be inconveniencing oridinary citizens. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 5, 2006 ^^^No Saxib, the aim is not to hamper the sale of vehicles . Its a temporary security measure. No vehicles from Mogadishu can come to Baidoa. . The courts could just buy vehicle in Baydhabo or even from Ethiopia. The So you admit to the Clan Courts being behind the bombings? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhabat-Amaanreer Posted December 5, 2006 what is considered "luxury cars" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 5, 2006 Saaxib...I admit to nothig, but this ban is complicating life for the average citizens. If the courts were hell bent on using car bombs to achieve military victory, they could just have easily plan car bombs within Baydhabo itself. The materials needed to carry out just thing can easily smuggled in,and vehicles can be bought in Baydhabo too. The ban won't achieve its intended goals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 5, 2006 ^^^There has been two such attacks in the past few months. Thus the ban if it works might limit opprtunities. Since both attcaks were allegedly from Mogadishu. I doubt these groups could set up such things from Ethiopia or within the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 5, 2006 If any one wants to kill this guy they could do it easily. We’re talking about Somalia here, Baydhabo in particular. Baasuuke yaroo guriga jaajurka ah ee uu seexdo lagu tuuraa ku filan. EEGA IMIKUU DUKE ODHAN DOONAA..the security system of TFG is so sophisticated and his house is bulletproof modern architecture. I think he’s behind those so-called terrorist attacks so he can gain some recognition and sympathy. Same tactics Geddi used in that hoax assassination attempt against him in Kenya....please! Quote Share this post Link to post Share on other sites