Sign in to follow this  
General Duke

US troop movement in Border with Kenya...

Recommended Posts

Dhoolatuska Ciidamo Maraykan iyo Kenyan ah ay ku samanayaan xadka Kenya la leedahay Somaliya oo shaki badan dhaliyay

Last Updated::2006-11-17 07:16:07

 

Garissa:-Hawlagalka Milatere ee ay si wada jirka u fulinayaan ciidamada dalalka Maraykanka iyo Kenya xadka Kenya la leedahay Somaliya ayaa waxaa uu shaku wayn ku abuuray ---

Dadka reer Garissa ee gobolka waqooyi bari Kenya .

 

Kolonyo gaadiidka dagaalka ah oo ay wataan ciidamada Maraykanka ayaa waxaa ay horay uga soo talabeen magaalada Garissa kadib markii ay dawlada Maraykanka ay ka digtay in weeraro argagaxiso ah laga soo abaabulayo dalka Somaliya kuwaas oo ku wajahan dalalka Etoobiya iyo Kenya

 

Barasabka gobolka waqooyi bari Kenya Mr Kiritu Wamae ayaa isaga oo doonaya inuu meesha ka saaro shakiga wayn ee ay dadka reer Garissa ka muujiyeen ciidamadan waxaa uu sheegay in ciidamadani ay u yimaaden in ah meeshan ka fuliyaan hawlagalo bini'adanimo

 

waxana uu sheegay in ay hawlahooda ka mid yihin dib u dejin iyo in ay 10 ceel ka qodaan magaalada Garissa.

 

 

Qaarka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Garrisa ayaa waxa ay ku andocoonayaan in ciidamadan ay doonayaan in gobolka u adeegsadaan qorshahooda la xiriira la dagaalanka argagaxisada .

 

 

Waqtigii kan ka horeeyay ee ay ciidamada Mariniska yimaadeen magaalada Garrisa ayaa waxaa dhacday in ciidamada Maraykanka ay si dhaqso ah isaga baxeen Garissa kadib markii ayku kaceen culumada diinta ee Garrissa iyaga oo ku eedeeyay in ay u yimaadeen hawlo basaasnimo .

 

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this