Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Saldhiga Degmada Hodan oo La Qabsaday

Recommended Posts

Mogadishu 27, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Kooxaha ka soo horjeeda dowladda kMG ah ee Somalia ayaa la wareegay goordhaweyd gacan ku heynta saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ka dib iska horimaad qaraar oo halkaasi ka dhacay maanta barqadii , iyadoo dad fara badan oo careysan ay isugu soo baxeen wadada KPP, kuwaasi oo gubayay taayaro.

 

Sida uu Shabelle u xaqjiiyay Goobjooge la yiraahdo Max'ed Cabdi Salaad, kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay maanta barqadii gudaha saldhigga degmada Hodon, ka dib dagaal ay la galeen ciidamadii booliska ee ku sugnaa halkaasi.

 

lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan.

 

Lama oga wali halka ay aadeen ciidamadii booliska ee halkaasi ku sugnaa.

 

Dad fara badan ayaa isugu soo baxay wadada KPP ka dib qabsashada saldhigga Hodon, kuwaasi oo gubayay taayaro qiicooda laga dareemay qeybo ka mid ah Muqdisho, kuna qeylinayay halku dhigyo ka dhan ah ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this