Nationalist Posted December 31, 2004 New Pland parliament Now the list has arrived on time by the clan leaders, except for one of Sool region, the election campaign really starts now. Dr Abdirahman Farole's campaign strategy was to stay in his hometown Garowe till the MPs were selected and then really start campaigning. Pland Election News Presidential Candidates: - Pres. Muhammad Abdi Hashi - Gen Muhammad Muse Hirsi (Adde) - Gen Hasan Farah Jama (Gerash) - Dr Abdirahman Muhammad Mahamud (Farole) - Eng Abshir Said Muse - Dr Ali Aidid Hasan - Drs Asha Gelle Dirie - Ali Magan Nur and more...... Pland State Constitution Pland State Constitution [AfSoomaali] Pland State Charter Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 31, 2004 Guddiga Doorashada Puntland oo soo saaray Liiska Xildhibaanada Cusub ee DG Puntland By Axmed Posted to the web 31-12-2004, 15:20:53 Garoowe:-Waxaa soo baxay Golaha cusub ee Baarlamaanka Puntland kaa so ay si rasmi ah u soo saareen Guddiga doorashada Puntland. Waa kuwaan Liiska magacyada Xilshibaanada Cusub iyadoo ay ka horayso qoraal kooban oo uu Guddigu ku soo lifaaqay Liiska Magacyada Xildibaanda. MARKII UU ARKAY DASTUURKA D.G.PL qodobkiisa ku saabsan shuruudaha Xulashada Xubnaha Golaha wakiilada. ISAGA OO KA DUULAYACaqiidada Diinta Islaamka ee Caddaalada in la sameeyo in ay tahay waajibaad samawi ah. ISAGA OO YAQIINSAN Qaabka qaybsiga hab beeleed ee Puntyland. ISAGA OO AAMINSAN In masiirka Ummadda & Jiritaanka Puntland ay tahay mid ka weyn nin jeclaysi iyo sad bursi qofeed. ISAGA OO ARKAY Qoraaladii ay ku saxiixnaayeen Samadoonada, Nabadoonada, Cuqaasha, & Culimaa’udiinka, ka dibna uu soo saxiixay Issimka Beesha. WUXUU U AQOONSADAY IN AY XILDHIBAANADA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND LAGA BILAABO 31-12-2004ta LIISKA HOOS KU XUSAn Guddiga waxaa uu u rajeeyey in Ilaahay subxaanuhu watacaalaa uu u fududeyo xilkaas culus ee Ummaddooda u soo dooratay. LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA BARI. 1.C/laahi Faarax Cali 2.C/laahi Waaberi Max’ed 3.C/laahi Siciid Caarshe 4.Cumar Ismaaciil Max’ud 5.Xassan Axmed Guuleed 6.Sheebee Sheekh Max’ud 7.Max’ed Cumar Max’ud 8.Seynab Ugaas Yaasiin 9.Jaamac Salaad Yuusuf 10.Inj. Salaad Xareed Cali 11.Cabdiweli Sheekh Axmed 12.C/rashiid Xassan Fadhaye 13.Max’ed Max’ud Idiris 14.Cali Saxar Guuleed 15.Qaasim Yuusuf Ismaaciil 16.Max’ed Cismaan Xassan 17Max’ed Faarax Dhancade 18.Cali Axmed Max’ed 19.Mahdi Max’ed Muuse 20.Siciid Cali Max’ed 21.Max’ed Yuusuf Axmed LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA NUGAAL 1.Muuse Xirsi Max’ud 2.Max’ud Cali Xassan 3.C/laahi Xaashi Warsame 4.Muuse Warsame Cumar 5.Axmed Siciid Muuse 6.Dr. Axmed Xirsi Carab 7.Bashiir C/casiis Cumar 8.C/qani Ismaaciil Aw Cismaan 9.Eng. Bashiir C/laahi Nuur LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA MUDUG 1.Xirsi Cabdi Oog 2.Caasho Geelle 3.C/laahi Khaliif Xaashi 4.C/rashiid Max’ed Xirsi 5.Ibraahim Cilmi Gaab 6.C/laahi Xirsi Ilka-Yare 7.Gen. Max’ed Jibriil Muuse 8.Muqtaar Max’ed Xassan 9.Axmed Max’ed Ciid 10.Xuseen Max’ed Cigaal LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SANAAG. 1.Cismaan Dalmar Yuusuf 2.Max’ed Cali Guuleed 3.Axmed Cali Xaashi 4.Max’ed Cabdi Naaleeye 5.Axmed Jaamac Diiriye 6.C/laahi Xassan Cali yare 7.Bashiir Faarax Max’ud 8.Jookho Geelle 9.Yuusuf Bootaan 10.C/raxmaan Cali Bulshaale 11.Max’ed Cumar Xaash xaash LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SOOL. 1.Xassan Daahir Afqurac 2.Saadiq Abshir Saalax 3.Cali Jaamac Faarax 4.Warsame Seeraar Xuseen 5.Maxamuud Xirsi Aadan 6.Aadan Xaaji Xuseen 7.Cali Axmed Cismaan 8.Jaamac Xassan Kaarshe 9.Cadi Jibriil Dhible 10.Saleebaan Yuusuf Dhigane 11.Xuseen Yaasiin X. Diiriye 12.Xariir Gaas Guutaale 13.Jawaahir Axmed Max’ud 14.Iraahim Max’ed Guure 15.Shan Cisho ayaa lagu xalinayaa Beesha Dhexdeeda Beesha ayaa Codsaday in la siiyo shan maalmood ay ku sao xaliso laba xubnood oo ka dhiman. Dhanka ka kale waxaa la filayaa in ay maalinta bari ah ay kulankooda ug horeeya yeeshaan Golahaan cusub sida uu sheegay C/kaafi Cabdi Abshir oo ah Xoghayaha Guddiga Doorashada. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted December 31, 2004 that is great news for people of puntland also somalia. to see people live in peace. politacion part will finly vote for who ever they want as their leader. I hope that the people of puntland will lead the rest of somalia by showing them to follow written based conistitution and lows made by the representatives eleceted by the people. it will be a new year and new government in puntland. peave and love Quote Share this post Link to post Share on other sites