Sign in to follow this  
Nationalist

New Pland parliament

Recommended Posts

New Pland parliament

 

Now the list has arrived on time by the clan leaders, except for one of Sool region, the election campaign really starts now. Dr Abdirahman Farole's campaign strategy was to stay in his hometown Garowe till the MPs were selected and then really start campaigning.

 

Pland Election News

 

Presidential Candidates:

 

- Pres. Muhammad Abdi Hashi

- Gen Muhammad Muse Hirsi (Adde)

- Gen Hasan Farah Jama (Gerash)

- Dr Abdirahman Muhammad Mahamud (Farole)

- Eng Abshir Said Muse

- Dr Ali Aidid Hasan

- Drs Asha Gelle Dirie

- Ali Magan Nur

 

and more......

 

Pland State Constitution

Pland State Constitution [AfSoomaali]

Pland State Charter

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddiga Doorashada Puntland oo soo saaray Liiska Xildhibaanada Cusub ee DG Puntland

 

By Axmed Posted to the web 31-12-2004, 15:20:53

 

Garoowe:-Waxaa soo baxay Golaha cusub ee Baarlamaanka Puntland kaa so ay si rasmi ah u soo saareen Guddiga doorashada Puntland.

 

Waa kuwaan Liiska magacyada Xilshibaanada Cusub iyadoo ay ka horayso qoraal kooban oo uu Guddigu ku soo lifaaqay Liiska Magacyada Xildibaanda.

 

 

MARKII UU ARKAY DASTUURKA D.G.PL qodobkiisa ku saabsan shuruudaha Xulashada Xubnaha Golaha wakiilada.

 

ISAGA OO KA DUULAYACaqiidada Diinta Islaamka ee Caddaalada in la sameeyo in ay tahay waajibaad samawi ah.

 

ISAGA OO YAQIINSAN Qaabka qaybsiga hab beeleed ee Puntyland.

 

ISAGA OO AAMINSAN In masiirka Ummadda & Jiritaanka Puntland ay tahay mid ka weyn nin jeclaysi iyo sad bursi qofeed.

 

ISAGA OO ARKAY Qoraaladii ay ku saxiixnaayeen Samadoonada, Nabadoonada, Cuqaasha, & Culimaa’udiinka, ka dibna uu soo saxiixay Issimka Beesha.

 

WUXUU U AQOONSADAY IN AY XILDHIBAANADA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND LAGA BILAABO 31-12-2004ta LIISKA HOOS KU XUSAn

 

Guddiga waxaa uu u rajeeyey in Ilaahay subxaanuhu watacaalaa uu u fududeyo xilkaas culus ee Ummaddooda u soo dooratay.

 

LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA BARI.

 

1.C/laahi Faarax Cali

 

 

2.C/laahi Waaberi Max’ed

 

3.C/laahi Siciid Caarshe

 

4.Cumar Ismaaciil Max’ud

 

5.Xassan Axmed Guuleed

 

6.Sheebee Sheekh Max’ud

 

7.Max’ed Cumar Max’ud

 

8.Seynab Ugaas Yaasiin

 

9.Jaamac Salaad Yuusuf

 

10.Inj. Salaad Xareed Cali

 

11.Cabdiweli Sheekh Axmed

 

12.C/rashiid Xassan Fadhaye

 

13.Max’ed Max’ud Idiris

 

14.Cali Saxar Guuleed

 

15.Qaasim Yuusuf Ismaaciil

 

16.Max’ed Cismaan Xassan

 

17Max’ed Faarax Dhancade

 

18.Cali Axmed Max’ed

 

19.Mahdi Max’ed Muuse

 

20.Siciid Cali Max’ed

 

21.Max’ed Yuusuf Axmed

 

 

LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA NUGAAL

 

1.Muuse Xirsi Max’ud

 

2.Max’ud Cali Xassan

 

3.C/laahi Xaashi Warsame

 

4.Muuse Warsame Cumar

 

5.Axmed Siciid Muuse

 

6.Dr. Axmed Xirsi Carab

 

7.Bashiir C/casiis Cumar

 

8.C/qani Ismaaciil Aw Cismaan

 

9.Eng. Bashiir C/laahi Nuur

 

 

LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA MUDUG

 

1.Xirsi Cabdi Oog

 

2.Caasho Geelle

 

3.C/laahi Khaliif Xaashi

 

4.C/rashiid Max’ed Xirsi

 

5.Ibraahim Cilmi Gaab

 

6.C/laahi Xirsi Ilka-Yare

 

7.Gen. Max’ed Jibriil Muuse

 

 

8.Muqtaar Max’ed Xassan

 

9.Axmed Max’ed Ciid

 

10.Xuseen Max’ed Cigaal

 

 

LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SANAAG.

 

1.Cismaan Dalmar Yuusuf

 

2.Max’ed Cali Guuleed

 

3.Axmed Cali Xaashi

 

4.Max’ed Cabdi Naaleeye

 

5.Axmed Jaamac Diiriye

 

6.C/laahi Xassan Cali yare

 

7.Bashiir Faarax Max’ud

 

8.Jookho Geelle

 

9.Yuusuf Bootaan

 

10.C/raxmaan Cali Bulshaale

 

11.Max’ed Cumar Xaash xaash

 

 

LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SOOL.

 

1.Xassan Daahir Afqurac

 

2.Saadiq Abshir Saalax

 

 

3.Cali Jaamac Faarax

 

4.Warsame Seeraar Xuseen

 

5.Maxamuud Xirsi Aadan

 

6.Aadan Xaaji Xuseen

 

7.Cali Axmed Cismaan

 

8.Jaamac Xassan Kaarshe

 

9.Cadi Jibriil Dhible

 

10.Saleebaan Yuusuf Dhigane

 

11.Xuseen Yaasiin X. Diiriye

 

12.Xariir Gaas Guutaale

 

13.Jawaahir Axmed Max’ud

 

14.Iraahim Max’ed Guure

 

15.Shan Cisho ayaa lagu xalinayaa Beesha Dhexdeeda

 

Beesha ayaa Codsaday in la siiyo shan maalmood ay ku sao xaliso laba xubnood oo ka dhiman.

 

Dhanka ka kale waxaa la filayaa in ay maalinta bari ah ay kulankooda ug horeeya yeeshaan Golahaan cusub sida uu sheegay C/kaafi Cabdi Abshir oo ah Xoghayaha Guddiga Doorashada.

 

Axmed C/salaam

Puntlandpost,Garoowe,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

that is great news for people of puntland also somalia. to see people live in peace. politacion part will finly vote for who ever they want as their leader. I hope that the people of puntland will lead the rest of somalia by showing them to follow written based conistitution and lows made by the representatives eleceted by the people. :D

 

it will be a new year and new government in puntland. peave and love

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this