Emperor Posted May 15, 2009 Dagaalo u dhaxeeya labo Urur Diimeed oo goordhow ka bilowday Degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud. Posted: 5/15/2009 8:48:00 PM Shabelle: CEELBUUR Dagaalo u dhaxeeya labo Urur Diimeed ayaa goordhow waxaa uu ka bilowday Degaanka Wabxo degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeya xoogaga Al Shabaab iyo Ciidamo tabacsan Ahlu Sunna Waljamaaca kuwaaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay isku hayay gacan ku heeynta qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Lama oga sababta rasmiga ee keentay in uu dagaalku bilowdo hase ahaatee deegaanka Wabxo ayaa Bilo ka hor waxaa isku farasaaray Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca tasoo dhalisay qasaare farabadan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad rayid ah. Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka,waxaana deegaanka Wabxa ee gobolka Hiiraan haatan si toos ah looga maqlayaa dhawaqa rasaasta ay isku weydaarsanayaan labada dhinac. Dagaalkani ayaa ku soo aadaya xili dagaalo kale ay ka socdaan Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo dhalinyaro deegaanka ah oo taabacsan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga. Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net Hadii uu Illaah Inoo saamxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 15, 2009 The first in Mogadishu: Alshabaab/Hizbul Islam Vs The government/UIC The second is in Hiiraan: Alshabaab Vs ICU The third now in Galgaduud: Alshabaab Vs Ahlul-Sunna wal feast... Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted May 15, 2009 Walle dikriga kor uu qaada maashal alaah guusha waa dhanks Ahlu Sunnah besides it's not ICU in Hiiraan but former fighters from the former and now defunct ICU leadership in Hiiraan and Ahlu Sunnah fighters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted May 15, 2009 Walle dikriga kor uu qaada maashal alaah guusha waa dhanks Ahlu Sunnah Not bad, not bad. Let every man pray to his Mowlaa and his Naseer. You pray to Abdulqaadir Jaylaani. And we will pray to the Almighty Creator of the Heavens and the Earth. You do understand that when you pray to Abdulqaadir Jaylaani, you're commiting shirk right ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted May 15, 2009 Dikri micnaheeda hadaad taqaaney maadan iska hadleen. Hadii ey ummada somaliyeed ey uu duceeyaan macalimiintooda diinta islaamka barey adiguna dil iyo kufsi baad ku baaqdaa Quote Share this post Link to post Share on other sites