Sign in to follow this  
Emperor

Third battle front: Alshabaab Vs Ahlu-Sunna in Galgaduud

Recommended Posts

Emperor   

Dagaalo u dhaxeeya labo Urur Diimeed oo goordhow ka bilowday Degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud.

Posted: 5/15/2009 8:48:00 PM

Shabelle: CEELBUUR

Dagaalo u dhaxeeya labo Urur Diimeed ayaa goordhow waxaa uu ka bilowday Degaanka Wabxo degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

 

 

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeya xoogaga Al Shabaab iyo Ciidamo tabacsan Ahlu Sunna Waljamaaca kuwaaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay isku hayay gacan ku heeynta qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

 

Lama oga sababta rasmiga ee keentay in uu dagaalku bilowdo hase ahaatee deegaanka Wabxo ayaa Bilo ka hor waxaa isku farasaaray Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca tasoo dhalisay qasaare farabadan oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad rayid ah.

 

 

Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalka,waxaana deegaanka Wabxa ee gobolka Hiiraan haatan si toos ah looga maqlayaa dhawaqa rasaasta ay isku weydaarsanayaan labada dhinac.

 

Dagaalkani ayaa ku soo aadaya xili dagaalo kale ay ka socdaan Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo dhalinyaro deegaanka ah oo taabacsan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net Hadii uu Illaah Inoo saamxo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

 

 

Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

The first in Mogadishu: Alshabaab/Hizbul Islam Vs The government/UIC

 

The second is in Hiiraan: Alshabaab Vs ICU

 

The third now in Galgaduud: Alshabaab Vs Ahlul-Sunna wal feast...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walle dikriga kor uu qaada maashal alaah guusha waa dhanks Ahlu Sunnah besides it's not ICU in Hiiraan but former fighters from the former and now defunct ICU leadership in Hiiraan and Ahlu Sunnah fighters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Walle dikriga kor uu qaada
maashal alaah guusha waa dhanks Ahlu Sunnah

Not bad, not bad. Let every man pray to his Mowlaa and his Naseer. You pray to Abdulqaadir Jaylaani. And we will pray to the Almighty Creator of the Heavens and the Earth.

 

You do understand that when you pray to Abdulqaadir Jaylaani, you're commiting shirk right ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this