Sayyid Posted February 18, 2006 Muuse and Qanyare Co. easy said than done comes to mind! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yeniceri Posted February 18, 2006 Munaasabada ku dhawaaqista isbaheysigan ayaa waxaa ka hadlay wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in ujeedada loo dhisay ay tahay la dagaalanka Argagixisada, kuwaasoo uu sheegay iney mudooyinkan danbe iyaga oo wejiga u duuban yahay ay dil qorsheyn ku fulinayeen waxgaradka Somaliyed ee aan waxba galabsan, taasoo uu sheegay iney tahay mid lid ku ah shareecadda Islaamka . How I hate when any of Somalia's warlords invokes Islam to backup his own selfish claims. Quote Share this post Link to post Share on other sites