Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Lieutenant Colonel. David Rose Dies in UK

Recommended Posts

^Yes Xaaji, waa duco, may be it slipped out...

 

We are not allowed to say 'Asalamu Alaikum' or reply 'Wa'alaykum Salaam' to a living non-believer (who may or may not embrace Islam at a later date) let alone wishing peace upon a dead non-believer.

 

Islamku wax kasta wuu cadeeyay, marka haday kaa fakatahay, waan yara khaldamay inaad tiraahdid dhib ma ahan, otherwise will be arguing for the sake of argument.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

David Rose ayaa dhacay markay taariikhdu ku beegnayd 10 kii August 1940 kii, socdayna muddo shan cisho ah ayaa ahaa mid qadhaadh oo ay iska horyimaadeen ciidamadii Ingiriiska ee ku sugnaa Somaliland iyo ciidamadii Talyaaniga ee ka soo duulay dalka Somalia iyo Itoobiya oo qaybo ka mid ah ay haysteen. Ciidamada duulaanka soo qaaday ee oo ka koobnaa shan bataliyan oo ay ku jiraan qolyahii Baandada loo yaqaanay ama Shaadh Madawdii laga keenay soomaalidii talyaanigu gumaysan jiray oo ay caawinayaan in ka badan 350 dayuuradood ay duulaan ku soo qaadeen ciidamadii Ingiriiska ee Somaliland ku sugnaa ee loo yaqaanay Camel Corps-ka oo tiradoodu dhamayd 1500 oo askari oo ay ku jiraan askar badan oo reer Somaliland ah ay kaga soo duuleen dhinaca Itoobiya.

lol...JB...you are funny...oo ingiriiska ma dhulkay wax ku lahaayeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Qandali:

JB, did you cry?

 

Sad news soo ma ahan
:D

lol...no sign of him. He seems to be still mourning.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Rot in hell, :mad: He should be brought to Somalia to face justice, for those freedom fighters he used to suppress.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jahanama haa ku waaro gaalku, dhib badan ayuu geestay Somalia, dil, dhac, boob, etc ma kuwaa wali u ooyaya Guumeestihii 50 sano ka hor dhulka soomaaliyeed laga xoreeyey, waa layaab

 

 

Sabir iyo Iimaan Somalidiidkow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even this old man's death is a shock to some .... :D

 

 

Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Even this old man's death is a shock to some ....
:D

 

 

Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,,
:D

:D:D Mid baan anigu maalin masaajid ku arkay oo intu iso ag fadhistay bu yidhi Somaliland Ma Go'i karto mid xiiqsan bu aha ,, War salaada ilahay uun hakala Go'eyn :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Masaajidkana fadhi-ku-dirirka qabiilka ma geysay?

 

JB: How many Somalis died his week in SL that may be deserving of your duco and attention? Wallee gumeystihii haduusan xoog kugu heysan wili maskaxduu kaa heystaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@NGONGE's wax fahma!!..his all-the-time sticking-plaster approach of JB's gaffes...

Originally posted by Som@li:

Rot in hell, :mad: He should be brought to Somalia to face justice, for those freedom fighters he used to suppress.

Exactly..!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this