Qandalawi Posted October 28, 2010 ^Yes Xaaji, waa duco, may be it slipped out... We are not allowed to say 'Asalamu Alaikum' or reply 'Wa'alaykum Salaam' to a living non-believer (who may or may not embrace Islam at a later date) let alone wishing peace upon a dead non-believer. Islamku wax kasta wuu cadeeyay, marka haday kaa fakatahay, waan yara khaldamay inaad tiraahdid dhib ma ahan, otherwise will be arguing for the sake of argument. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: David Rose ayaa dhacay markay taariikhdu ku beegnayd 10 kii August 1940 kii, socdayna muddo shan cisho ah ayaa ahaa mid qadhaadh oo ay iska horyimaadeen ciidamadii Ingiriiska ee ku sugnaa Somaliland iyo ciidamadii Talyaaniga ee ka soo duulay dalka Somalia iyo Itoobiya oo qaybo ka mid ah ay haysteen. Ciidamada duulaanka soo qaaday ee oo ka koobnaa shan bataliyan oo ay ku jiraan qolyahii Baandada loo yaqaanay ama Shaadh Madawdii laga keenay soomaalidii talyaanigu gumaysan jiray oo ay caawinayaan in ka badan 350 dayuuradood ay duulaan ku soo qaadeen ciidamadii Ingiriiska ee Somaliland ku sugnaa ee loo yaqaanay Camel Corps-ka oo tiradoodu dhamayd 1500 oo askari oo ay ku jiraan askar badan oo reer Somaliland ah ay kaga soo duuleen dhinaca Itoobiya. lol...JB...you are funny...oo ingiriiska ma dhulkay wax ku lahaayeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 29, 2010 Originally posted by Qandali: JB, did you cry? Sad news soo ma ahan lol...no sign of him. He seems to be still mourning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 29, 2010 Rot in hell, :mad: He should be brought to Somalia to face justice, for those freedom fighters he used to suppress. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 29, 2010 Jahanama haa ku waaro gaalku, dhib badan ayuu geestay Somalia, dil, dhac, boob, etc ma kuwaa wali u ooyaya Guumeestihii 50 sano ka hor dhulka soomaaliyeed laga xoreeyey, waa layaab Sabir iyo Iimaan Somalidiidkow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 29, 2010 Lieutenant Colonel. David Rose a war veteran indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 30, 2010 Even this old man's death is a shock to some .... Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 30, 2010 ^Are you still mourning for the death of this British soldier. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 30, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Even this old man's death is a shock to some .... Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,, Mid baan anigu maalin masaajid ku arkay oo intu iso ag fadhistay bu yidhi Somaliland Ma Go'i karto mid xiiqsan bu aha ,, War salaada ilahay uun hakala Go'eyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 30, 2010 ^Masaajidkana fadhi-ku-dirirka qabiilka ma geysay? JB: How many Somalis died his week in SL that may be deserving of your duco and attention? Wallee gumeystihii haduusan xoog kugu heysan wili maskaxduu kaa heystaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 30, 2010 loool@NGONGE's wax fahma!!..his all-the-time sticking-plaster approach of JB's gaffes... Originally posted by Som@li: Rot in hell, :mad: He should be brought to Somalia to face justice, for those freedom fighters he used to suppress. Exactly..! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 30, 2010 NG wax fahan ninku buufis buu qaaday sidii Riyaale utagay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted October 30, 2010 I wonder how many reer Waqoyi he's adopted Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 31, 2010 Originally posted by Timur: I wonder how many reer Waqoyi he's adopted reer woqoyi who is that ? Quote Share this post Link to post Share on other sites