Cowke Posted April 6, 2010 Dhuusamareeb (RBC Radio):-Ciidamo taabacsan dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee Al Shabaab ayaa Goordhaw oo galabta ah lawareegay gacan ku haynta deegaanka Mareer-Guur duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dad goob joogayaal ah ayaa RBC Radio u xaqiijiyay in deegaanka ay soo galeen ciidanka Shabaab oo ay horkacayeen odayaasha Beesha Mareer-Guur oo la sheegay in ay shabaabka wateen. Muxaadarooyin ay jeedinayaan saraakiisha Shabaab ee halkaasi gaartay ayaa ka socoto agagaarka Isbitaalka weyn ee degmada Mareer-Guur. Sidoo kale xaalad Kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Mareer-Guur waxaana jira dhaq dhaqaaqa ay samaynayaan Ururka Ahlusuna oo maamula degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo qeybo kale oo ka mid ah Gobalka Galgaduud. Shabaab waxay saaka galeen Matabaan kadibna ay si nabad gelyo ah uga bexeen lama oga waxa xigi doono. Wuxii kusoo kordha kala soco RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted April 6, 2010 loooooooool they captured the outskirts? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted April 6, 2010 This petty-*** war would be a comedy if it wasn't for all the innocent people dying. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 6, 2010 You should be worried cowke if they capture Dhusamareeb , pirateland is next i mean Buntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 6, 2010 ^^^^ Highly unlikely meesha ma galgadud baad uu mooday oo afar askari ilalinayso oo markasta la iska soo gaali karo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 6, 2010 The sufis are coming.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 6, 2010 haa saxib i have been in hargaysa dont tell me somting els Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 6, 2010 What is there to be worried about. Ahlul-sunnah serves as buffer-zone in galguduud. Plus Galmudug serves as another buffer zone!!! By the time they get thru that their will only be like 2 ppl left standing from shabab!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 6, 2010 Anwar, good for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites