me Posted March 31, 2007 Madaafiic BM ah oo ku soo dhacday miisaanka dhuxusha oo sababtay qasaaro soo gaaray dad rayid ah iyo gaadiidkii dhuxusha siday oo ku baab'ay halkaasi Gaari Ural ah oo looga gubay ciidamada Ethiopia banaanka hore ee Stadio Muqdisho Haweeneey garabka ay kaga dhacday rasaas habow ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2007 Haweeneey gacanta uu madfac uga dhacay oo dhaqaatiirta ay ku sameynayaan qaliin Wiil yar oo dhowr meel oo jirkiisa ka mid ah dhaawac uu ka soo gaaray madfac ku soo dhacay guri uu daganaaa. Dad rayid ah oo ku aafoobay dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho Wiil yar oo waxyeelo ka soo gaartay madaafiic ku soo dhacday gurigooda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 31, 2007 May Allah help them to recover quickly IA. Those pictures are taken Day 3. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 31, 2007 the ethiopians are shelling the city and trying to destory it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted March 31, 2007 Its sad that they, the defeated lot chose this for the pple.Today that woman is bleeding,yesterday she was starving and the day before that they were abusing her.But the tomorrows to come,she and all who were yesterday like her will enjoy the peace that they paid the price for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 31, 2007 what peace, under ethiopia's feet. maybe xalane you should move to addis ababa and lick their boots their. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted March 31, 2007 No,am moving to Xamar so that my Boots can be licked.Don't u think thats better? Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted March 31, 2007 What boots Xalane, war dacaskaaga ha ka cararin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 31, 2007 Faadumo Cadow oo 90-jir ah, oo hoos fadhida geed ku yaal xaydaanka cisbitaal Madiina, Maarso 31, 2007. Cidbitaalka oo xamili waayey dhaawaca dadka ak soo gaaray duqayntii Muqdisho. Sawirka: Reuters. Quote Share this post Link to post Share on other sites