Sign in to follow this  
General Duke

Shanta Qof ee loo heysto dilka Haweyneyda Kenyatiga aheyd oo ah dad u dhashay Somalil

Recommended Posts

Shanta Qof ee loo heysto dilka Haweyneyda Kenyatiga aheyd oo ah dad u dhashay Somaliland

 

Sida maalmahii danbe ay sheegayeen masuuliyiinta Soomaliland in dilkii loo geystay haweyney u shaqeyn jirtay hayadsamafal ee fa dhigedu yahay dalka Kenya

in ay ka danbeyeen dad u dhashay Konfurta Soomaliya qas ahaana ka yimid magaalada Muqdisho yaa beenoowday kadib markii aan u guurgalnay si aan wax ugu ogaano dhacdadaan la doonaayo in lagu sii kala fogeeyo dadka walaalaha ah ee Somaliland iyo Konfurta Soomaliya .

 

Baaritaan kadib ayaa waxaan soo ogaanay in dilkaasi ka danbeyeen dad u dhashay Soomaliland kuwaas oo kasoo jeedo dhamaantood beesha ***** sida uu inoo xaqiiyiyey masuul katirsan kuwa loo xilsaaray in ay baaraan dilkaasi.

 

 

Sidoo kale markii aan la xariirnay masuulka iska lahaa Baaburka la sheegay in falka lagu geystay ayaa beeniyey in uu baaburkisa ay ka iibsadeen kuwa ka yimid koonfurta Soomaliya asagoona sheegay in laga been abuurtay warkasna aysan waxba ka jirin

 

Dadhayamaayo ayaa xoog ku galay xabsiga ay ku xirnayeen shanta qof ee looheystey dilka kuwasoo aminsanaa kuwa falka geystay in ay ka yimaadeen koonfurta Soomaliya ayaa ogaaday markii ay galeyn xabsiga in ay yihiin kuwa u dhashay Soomaliland .

 

Arinta been abuurka ku ah dad aan wax geysan ayaa looga golahaa in lagu soo jiito indhaha beesha caalamka oo baryahaan u taag la qaraxyo badan oo aan loo abayeelin.

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this